Dulayste: “Fatxiya Cabsiiyaay, Hadaad Cimrigaa Ku Kibrayso Khiyaali Baad Ku Nooshahay” 🤣🤣🤣

preview_player
Показать описание
Akhri these reason articles about men becoming lonelier than women.

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dumarka Iyo Raga Kee Keli Farxad Ku Noolaan Kara?

Akhri these reason articles about men becoming lonelier than women.


FatxiyaCabsiiyeChannel
Автор

Dumarka ayaa farxad ku nool markay keli yihiin wayna inaga muuqataa 🙌🏻🙌🏻
Love you huuno 💓

rabiasheikhomar
Автор

Salaam beautiful soul 💕
For me I don't mind staying at home while my children are very young.
But only on the basis that you appreciate what I do for our family.
We have to be equal and willing to give and take.
It must be a partnership and we have to have value in our relationship.
Fathia you know your worth masha Allah and most men would find that frightening.
The more I learn from our community the more I realise that when you can work, educated and can answer back they will run a mile.

burco
Автор

Maamooyinka soomaaliyeed waa kuwa ugu fcn aduunka run ahaanti marki aad aragto waxay u sameeyan caruurtooda iyo waxa ay bulshada kusoo koriyaan waa arin wax kale ah .love all somali mom's and appreciate them❤️💯

abdirahiimmohamed
Автор

It’s VERY TRUE TRUE TRUE I often see in my practise more women telling me I don’t need a man if a Real one comes good other wise I have others things to do and be happy with my kids for those who have them and other they travel the world and experience the beauty of this world

yasminemoussaali
Автор

Markaan rabo inaan isdaawado ama inaan ogaado waxa qalbigeyga kujiro adiga ayaan kudaawadaa oo halkaasban dhowrjeer mansha alah ku iraahdaa ilaahow nooxafit fathia .

fartunabdi
Автор

Nolosha guurka da'da iyo muuqa qofku saamayn kuma laha waa heshiis iyo jacayl, xoog iyo buuq maaha sida dadkeenu iska dhaadhiciyeen

Mahmoud-kbdi
Автор

Maasha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad kahadashay ilaaahay hanookaadaayo wacneey guulayso samo noogu waar Hbo aad baan kuujeclhy

hodonawil
Автор

Over 30years and still the same situation

amaalawil
Автор

Somalia dhibato iyo Qaraxyo dhaca kama baxayso weligeed, , Waayo waxa batey dulmigii gabdhaha lakufsanayo xayawanka dhagaxa lagu garacayo ayago gajonaya, , Sida Bisadaha Eyda iyo Qaar kale oo badan😥😥 Hooyoyinka Ayaa koriya Carurta somaliya 100/80, , Laakiin Caruurtii waxay noqdeen kuwa wax Qarxinaya , Kufsanaya gabdhaha, xayawanka dhagaxa ku garacaya, , Aabayaashina ayagoo nool Ayey dhinteen, , IN Musiibadu aanay kadhaman somaliya , waayo cadho Illaahay Ayaa ku dhacdey ilaa shacabka somaliyed ay toobad keenaan oo ilahay u noqdaan mooyane maka dhamaneyso Musiibadu 😥😰 Subhanallaah illahey xaqa hana waafajiyo insha Allah Allaahuma Aamiin Yaa Rabi, 🤲

esmaderiya
Автор

Wallhi waa la noolaan karaa nin la.aantiis waxaan aaminsanahy nin la.aantiis miskaxdu in ay fireesh noqonayso

mssxurmo
Автор

Waxan la yaaba Farhia siday u taqaano nolosha nimanka somaliyed iyo siday u nool yihiin gabadh kasta way iska kaa dhex aragta walahi waxad shegayso dhan waana xaqiiiq ilahow nokaa daa🥰🥰

Barwaqo-Hasan
Автор

Masha Allah farxiya ilaahow afka ha kaa gooyn aad baan uga heley video gaan waa hadal duleeyste ku filan qoyana waano u ah qof na qof kale in uu duleeysta ama uu lahaado ilaahey uma abuurin thanks wllo👍🏾

arfoonadam
Автор

aniga 20 years waa fahan Sanaa ineey kaxunyihiin kartida dumarka laakiin anigu dheg umadhigo because I known my way

rahmamohamed
Автор

Farxiya waan ku salaamay
Waxan kuu daawadaa inaan qoslo uun
Hada maamulkiiba Ibliis baa qabsaday
RAg ku sheegii dumar ka dhigaya
Dumar ku sheegiina
Mu, miniinta Allah raacsan mooyaane
Cid masayrsan hadaad aragtid waa dulayste oo la dhaafay.

samirr
Автор

Aduunka waxa ugu xun qof aad la nooshahay balse aanad ku faraxsanayn marxalado jirana aad ku khasban tahay inad kusii jirtid noloshas iyada ah wax khasab ah ma jiran belse waxba ku xidhaya lkn maalin uun way iman doonta qofkasi xoroobi doono dhinac walba love you Farhia gacalo🥰😍

Barwaqo-Hasan
Автор

هذا زمن زمن المرأه مع سلامه يا اشبه رجال👋👋👋waqtigano wa waqtigi duumrkaa nabad galiyo raga ismuudayashaaa habo macan wn ku salamyaa nolow intaa nololi jirtoo💋💖💝

amalibrhimalhasheemi
Автор

Dumarka soomaalidu haddeysan duleyste la joogin maba noolaan karaan
Teer iyo maalintey dhalataa la lahaa waa in aad dulleyste farxad gelisaa
Sankiisa urta ka ilaali dhegahiisa ilaali calooshiisa ilaa sariirta haddii uu kaa waayana cadaab baad geleysaa iyada xaqeeduna waa in uu biriq ku siiyo ubadna ay kaheshaaa
Ubadka waxaa moodaa iyada uun iney dani ugu jirto sababtoo ah isagu waa sidii orgigii intuuka dhinto waa biriqda xasbunullaah

hodanmohamud
Автор

hadii bini aadamka bini aadam ka maarmi karo waa dumarka u fiirso 8caruura ayada oo lagu dayacay bay kaligeed korisaa halka kii caruurta ku dayacay uu midkale raadiyay oo maalinba mid cusub uu daba cararo🙌🏿

zubaida
Автор

XABIIBTI WALAH , KHARAAR BAA HAYA KAKAC DHEH KAASI WAA DULEYSTE SHAKI KUMAJIRO

خيرالييسرهلييارب