$30 Maalinkasta Shaqeyso ( Blogging Full Tutorial )

preview_player
Показать описание
Salaam

Na Gaarsii 200K Subscribers - Mahadsanidiin

✅ SUBSCRIBE GUYS

Gelle Bashir Academy:

---Join The Giveaway--
1. Like The Video
2. Comment anything under the video

Related Videos:
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ardeyda Course rabto oo skills rabo fadlan link hoose kusoo biira telegram Group kena

GelleBashir
Автор

2025 ya ila dawanayi hadan Soo kacaye online rajynaya inn wxka barto an kanoqdo business inshallah ❤mahadsanid ustadi

aragsanahmed
Автор

Iduceeya in Allah dhibatada ihaysata iga saaaro wllhyga somaliyeed

kaltunomar
Автор

Muhiimadu maaha lacagta ee waa aqoonta thanks wll.

sakariyegentleman
Автор

Quf waxa uu faido u ah madhaho quf wan ku baraaa cadi iska dhig arsaqada YouTube allah ku wasiciyo

Bomsingl
Автор

Ustaad geele bashiir thanks ustaad wllhi wax badan ayaan kaa faaiday lkn mardhow waanku soo biiri doonaa online business

cabaasenew
Автор

Geele Bashiirow nagadaa ciyaarta voided waan ku dawaqnaye

al-fatihiosman
Автор

Ustaad another level tahay aad baad u mahad santahay

nouhhassan
Автор

Waad mahadsantahay gaar sida aad dad hormarka oogu sharaxdo

mohamedabdullahi
Автор

Masha Allaha ustaad geele Bashir waxan diyaar u in aan wax ka barata courseyinkada

HassanAbdirahmanHassan
Автор

Diyaar baan ahay brother ee suaal mala ii sameenaa website ka mise sida loo sameeyo loona develop gareeyo aa la i baraaa
jawaabtaadaa sugaa insha allah

Juleybiib
Автор

UstaaD Geelle bashiir waa Ku mahadsan Thy sida Qurux badan Aad noola Dadaalayso nooguna Faaidaysay UstaaDi inaa ardayDaada Ka mid Noqdo ayaan Rabaa Sideen Kuu heli karaa inshallah si deg deg ah Inaa Igu soo jawaabTo rajeyn

Azmaa__mohamed
Автор

Gelle mahadsanid wll barnaaminkan inbadan yaad kahadashy xaqiiqatan macalin fiicn yaadtahy caawa wixii kadambeeya diyaar yaan u ahay inaan kusobiiro oo aan kabaxi xayndaabka shaqaalo nimada ilahy sida kheyrka leh hana waafahiyo aamn aamn

abdirizakmursal
Автор

Thinks bro anaa hubo inay sax yohiin wax ad soo gudbiso

Engabdinaasir
Автор

Thank ustaad wan jacrlhy inaan barto kuna shaqystoo blze sidee ku sameesan karaa

ilhaanaskar
Автор

Waan ubahahay ee sideed iga cawin kadhaa ustaad

ayaancali
Автор

Alle haku barakeeyo Wll big respect my brother

cabdalemohamud
Автор

Saxiib. Maba taqanid sida umada wax loo fahan siiyo. 2 mar ayan kuso boqday. Waxa aad shegeso iyo waxa aad ku qoresid isma laha

rashiidmedia
Автор

Shukran walalkey wax badan ayad uso bandhigta umada waxtar uleh

MankaYare-bcbe
Автор

Account la'an
Master ama visa card la'an
Si aad u iibsato domine name
Waa caqabada ugu weyn ee blogging ka hor taagan.

abdilahicabi
visit shbcf.ru