Musalsalka Dhagar Xalqada 11aad

preview_player
Показать описание
Musalsalka Dhagar
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Guusha dhabta ahi wa akhirood badbaado

MahamedYousof
Автор

Affo Iyo Abeeso😂😂😂😂
Allaw Abeeso Naga Hayy❤❤❤❤

BoyMahir-xu
Автор

Waxaa kasoo daran kan walaalkii xabsiga geeyey isagoon danbi lahayn😢😢😢😢

Monash-go
Автор

Filmka ninakn cali LA dhaho ayaa halkeda dhigay matalada wllhi ee warka laga qarinayo

Maxameo....w
Автор

Naagta nin aysan rabin lacag u daba ordayso waali cas waa abeeso waxii yaraa ayaa ka goay ay raqi laheed

deqoahmed
Автор

Naag baalayo sir naaaged lkama sal gaaro

abdikhaliqabdisalaam
Автор

Kulahaa ma xanuun bad igu ogayd mise dhakhtar baad igusoo booqatay qac ba ka yeedhay ladan

SahrayusufSahrayusuf
Автор

Bisinka oo raga waxa dumarka ugeeyaa cuncun miyaa😂

nawaalsaid
Автор

Filimka kasoo dhakhsada oo xili cayman soo daayo plz

zureer
Автор

WALLAAHI way tuuryaysan tahay kulahaa 😂

bilana
Автор

Kan odayga diley idho adeeg ba usi dher😢

HaweyomaxamedHaweeyomaxmed
Автор

Ala tan been badanaa 😂 maydaa ninka jecelpa😂😂

xanaankhadar-sywp
Автор

Intu ku diray bu hadana isku so celinaya dadka qaar ba laga sheekeenaya 10 wajiilayaasha

amb
Автор

Inantu ma Ri' beledi baa ?, ku lahaa indhaha galka ku celi, waxaaba ka sii qosol badan 3 sano baan sidaa isu xoqayey oo isu hoodhinayey 🤣🤣🤣🤣🤣 waan mudhxay baa ka sii daran 🤣🤣🤣🤣

Mursalsiciid