Qisas Al Istigfaar ❤️

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

رب إغفرلي وتب على إنك أنت تواب الرحيم
اللهم صلى على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

aswanahmed
Автор

Masha allaah tabarakallah fadliga saliga Nabiga CSW qisa igasomartay ayaan idin shegayaa 2sano kahor xamilan noqday saliga nabiga laasimi jiray ilahay wxn waydisanjiray wiil inuu iga dhigo hadhaaw muxrim ii noqda hadan meel ubaxayo alxamdullilah raxmanku ima khasaysiin dhakhtaradaydii inuu wiil yahay ayaay isheegtay majoojinin waan wadijiray saliga waxaa timi malinkaan dhalaayay 7subaxnimo ayaa fool yar dareemay alx saligii nabigaan bilaabay waan iska shaqaysanaayay hawlihii guriga hadana 7:30 ayuu nabarku igusii saiday intaas carabkaygu saliga Nabiga CSW majoojinayo wan wadaa 8:00 ayaan kabaxay guriga 9:00 ayaan hospitalka gadhay 9:15 babygu laabtu isaarnaa o wan dhalay meshan jogana waa qurbe alx intaas waxaa iidheraa qolkii layso jiifiyay aniga iyo baby masha allaah tabarakallah wuxuu ahaa qolka ugu fiican hospitalka waayo waxaa igu dhagsanaa xafiiska ay fadhistaan dhakhatirta dhalmada oo hadan waco markiba way iso galayeen waxaa iga so horjeeday qaybtii dhakhatirta ciyaalka iyagana markiba way iso galayeen halka hoyooyinka qaar xogaa ayaay uso lugaynayeen alx tasi uguma dhicin dhinaygaas waxa kaso jeday kijadii oo hadaan shaah u bahdo 1min igumay qadanaynin biyaha logu tala galay patients inaay cabaan albabkayga ayaay hor yaleen sarirtan kadhadhqcaa wan so qabsadaa dadka qaarna xogaa ayaay usoo soconaueen inaay biyahaa albabkayga horyaala inaay qataan o qolalkoda durugsanaa markaa saliga Nabiga CSW aad buu mucjisooyin u wataa rasulkuna wuu inoo sheegay aaynu ku dadaalno insha Allah

ummuabdalleh
Автор

Allahuma amiin Ya Rahman walalo qaaliya Raxmanku haku dhawro insha Allah

kingboy-udvp
Автор

Mashahu thank you sister I love you for sake of god walahi istiqfaarta waa muhiim maanta muraad ayaan leeyahay waan istiqfaarsan thank you baraaarujintaada

bhaashi
Автор

Caleyhi salatu wasalam Allahu musali cala Mohamed salalahu caleyhi wasalam 💜💜💜

kingboy-udvp
Автор

Masha Allah wa Alhamdoulilah wanaagsane wa ilahay shoukran sister qaaliya

kingboy-udvp
Автор

Mashaallah tabarakallah ilaahey ha u barakeeyo

sadiayalahow
Автор

Masha allah laaquwata ilaa billah ilahey haku barakeyo

umuadna
Автор

Mansha Allah Allahu Akhbar thank you sister

qureshomohamed
Автор

manshallah tabarakaraxma walshy ilahy hakusharfo sidaad khyrka nolajeceshy adiga na ilahy hakaa ralinodo

hamdaibrahim
Автор

Masha Allah noo soo badi qisask dikirka hbo

saara.....................
Автор

Maashaa Allah qisooyinkan wan jeclahay

fardowsa
Автор

Masha Allah.Allah haubarakeeyo reerkeeda, babygeeda ganacsigeeda iyo nolosheeda .Amiin amiin ya Rabb

neemoscreativespace
Автор

Masha Allah Ano Dhagaysanaya Qisadaadi Kale Ee Istikhfarta Sogalisay 2weeks Ago Ayad ISO Galisay Midakale JazakaAllah Xbbti ❤️

ayaancafiifah
Автор

Maansha allaaah ilaahay hadain xafodo aamiin

saynabmaxamed
Автор

Masha alaah tabaarakalaah ilaaheey hauxafido

nimcocabdulqaadir
Автор

Masha Allah walaashay aan dar Alleh uu jeclahay Allow ku xafid ❤️❤️💕

zainabhudeidi
Автор

Masha alaah alaha u xafido olada ilma caafimad qaba alaha ku irsaqo walashen

umuiqlas