BOOQASHADII SHAADIYA & CABDIFTAX & ABWAAN BAARQAB

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wooow! Two legends Mama Feynuus and Shadia, please C.fatax hadalka naga yareey aanka dhegeysano Mamada iyo Shadia oo aan wax badan hamineyney ineey wax isla jilaan

ashabella
Автор

Masha allha tabarikllha keep going my tiimkega aadka aan ujeclahay wan idin salamey maxa idinku dhacay ayamaha ma cafimad qabti insha allha waxan rajeyna in cafimad qabti insha allha ❤❤❤❤

faridaxaajimaxamed
Автор

Masha allh mama faynus iyo shadiyo wllhi wan jclahy fany waye❤❤❤😂

Zahruji-op
Автор

Masha Allah, wlhi wan jeclahay inaan la kulmo teamka, 2022 ila hda Jimce kasta iyaga ii daaran, famil inaa noqona mooda.
Muqdisho iman next week, inan idin arko aad ujeclahay

eblamohamed
Автор

Maashaa allaah maama feynuus runta ayay ka hadshay iyo wixii jira wax badan ayay u soo joogtay waana wax dhacay runtii

ayanmohamud
Автор

Koxda nogu sodara shadiyo❤ mama feynus alaha kuxafido❤

saamiyasiman
Автор

Mamo feynuus big love mamii cimri dheer iyo cibaado suuban Alle haku siyo❤❤❤

mulkihappy
Автор

lkn alle waxan kabaryaa mar un in aan lakulmo timka gurmad inta hada muqdisho jogto😭😭😭😭😭😭wlhi hadertan oo fariin taan aan qorayo indhahega ilin ayaa ku taagan hadii aan nasib aan leyahay waan idin arkidona insha allaah jiroo jojo awidkiina sharaf iyo karaamo timkega

maxamedkamalcqaadir-nomj
Автор

Maanshaa Allah Tabarakalah Feynuus Habo Waan Ku Farxey Booqashada. Shaadiyo Iyo Abdifitah Waa Taageeraa. ❤️

MS-lvbf
Автор

Mazha AllaH Shaadiyo sharaf iga Nasiib badan Oo Mama Feynuuz La kulantay Filimka Cusub Kuso Dara Shaadiyo sharaf 🎉
🎉❤❤

Warya
Автор

Maasha alahaa wlhi dad an jeclahay baa is helay

XamdiSaleban-byld
Автор

Mamo feynuus cimri dheer iyo cibaado suuban iyo caafimaad taam ah inogu noolon 😍 love you mam❤💋💋

cayuushmuhudiin
Автор

asc hooyo mcn hooyo qaali ah hooyo feynuus shiikh daahir runtii si aad iyo aad ayaan idin jaclahay adiga iyo abti abuukar mahdi iyo dhamaan kooxda gurmad waxan idin leyahay jiroo joga awidkina ilove you wlhi

maxamedkamalcqaadir-nomj
Автор

M.a aad ban u jeclahay jilitankeda hooyo faynus ilahy cimrigeda hano dhereyo 💯

criaaqbiljim
Автор

Younger generation doing history together even the young generation didn’t understand it but us read the younger generation we have to have a blue and listen to her. I don’t remember her having music do you know maybe you know 30 years is going to be like on the 30th either one.

NajmoAbdi-vb
Автор

MANSHA Allah. Shadiyo sharaf iyo Abdi fatah kooxdeni gurmad soo booqday ❤❤❤

ayanhussein
Автор

Maashaa allaah tabaarakulaah mama faynus sheeq aad ayaan u jeclahay shadiyo iyo xabiibkeedana waan idin salaamay ❤be love

nafisaahmed
Автор

Maasha allaah kooxda gurmad alle haidin xafido maamo faynuus sh daahir alle haxafido abuukar mahdi anwar axmed naaji sacad alle haidin xafido dhamaantiin ❤❤❤❤❤❤

asmaalicigal
Автор

Masha Allah xamarey guleyso cadawgagana hajabo ❤❤❤❤❤

munahussein
Автор

Maamadeena Allah ku xafido cimriga Allah kuu dheereeyo❤❤❤

samirasheikhali
welcome to shbcf.ru