WIIL SOMALIYEED OO MARTI GALINAYA ARIN UGUB AH. FIND OUT MORE

preview_player
Показать описание
SAFIIRKA SOMALYA U FADHIYA DALKA MALAYSIYA ABUKAR CABDI CISMAAN OO DIIDAY INUU KA JAWAABO EEDAYMAHA LOO SOO JEEDINAYO SABABTU WAA MAXAY?.
Join this channel to get access to perks:
IFIYE22
Brit somali TV
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
bitcoin
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

ASXAABTA FADLAN SUBSCRIBE GAREEYA CHANNEL KA WAXAYNU NAHAY UL IYO DIIRKEED.

BRITSOMALITV
Автор

The government has to hold this Ambassadors accountable because they are getting paid with the taxpayers money. Even if you are not Somali by origin if you're a citizen of Somalia you have to have your rights protected.

lacagleofficial
Автор

This is a Masai man passing as Somali! The ambassador sounded like a Kikuyu who learnt Somali in Eastleigh😀😀😀

mombasa
Автор

It's absolutley unacceptable and unprofessional the way the ambassador acted and treated this young man, the ambassador should know he works on behalf of the Somali citizens! Thanks A/hafid for giving voice to the voiceless Somalis around the world🙏

bezani
Автор

Waa wax laga xumaado
Allaha u fududeeyo wiilkaas noqoshada dhulkiisa hooyo
aamiin

kadijomaallin
Автор

wllo wiilka halacaawiyo please waxn dawaday muuqal hore uduubay o aad u xanuun badan wlhy Qalbigaa ihuray oohintan ceshan wayay wayo hooyadii ayuu cafimad ukeenay mesha o geeriyotay markuu islahaa wadankagi unoqona dhibkaasaa logaystay😭 ilhy nagaqabo kuwa saas nogelaaya

habooniid
Автор

Walolo how can I help this man, i am inshallah send him money. This make me sad.

rahmodahir
Автор

Safiir mardaadi isaga ayaan Somali ahay

saidali
Автор

Dhibatadan somalia 🇸🇴 oo dhan ayay heysata allah ha no gargaro

mohamedomarbaan
Автор

SUBXANNA ALLAH, DADKII SOMALIYEED MEEL WAALBAA WAA KUDHIBANYIIHIIN, WAA LOO XOOG SHEEGANAYAA YAA RABII

sacdisharif
Автор

Guulleyso Wariye Xallaalaad Tahay Abdixaafid Uhiiliye Masaakiinta Soomaaliyeed🇸🇴❤️💪ee Dulman

Guulleyso❤️💪 Abdixaafid

Raho
Автор

Mansha allaha abdi xafid hore u soco sharta Allaha kaa qabto hool weyn baad haysaa mahad sanid

maryanabdullejimaale
Автор

Asc maansha allaah illaahey ha inoo kaa Dhaafo. Illaahey ha ku xafido illaahey ha ku siiyo Caafimaad Cimri Dheer iyo Cibaado suuban walaalkey illaahey ha ku xafido adiga iyo caruurtada iyo xaaskaaga. Walaal jira, waa run. Soomaali u diida Cay, Soomaali u diida Ceybaa maansha allaah hadal kaa aad Ayaan ugu farxay, wallkey dalkiisa. Ayaan illaaahana waa goorme ayaa Niraah naa 30 sano. Ayaan khurbo joog nahay .illaahey ha inoo gargaaro. walle intaana .waa iga duco illaahey ha naga aqbalo. Aaaammmiiiinnnn

halimahassan
Автор

Wiilka waxa laga yaba ino u caga jugleye cabsi ii heeso uu dhahay cawo ilaah haku cawiye

sucdi
Автор

Ilaahay masiibo ha ku salado safiir ma aha ilaahoow ilaahoow dhalinta soomaaliyeed dhibka ka saar yaa rabbi yaa rabbi allow maafiyada xafiisyada fadhida na dhaafi oo meel daran ka Tuur

sacdiyosheikhdon
Автор

Abdixafid waad kumahadsan tahay soo bandhigida barnaamijyada noocan ah waxaan ahay dadka sida tooska ah kuugu dhidhan

ziyadrafle
Автор

Asc walaalkey waan ku salaamey aad ayaan ula socdaa banaamijyada aad noo soo tabiso waadna ku mahadsan thy. Hadii aan ka hadlo dadkeena soomaalida hadiiba meel loo magacaabo waa qasab ama qabiil ama laaluush iney wax ku qabtaan lkn Sorry dadkeyga alaha na soo hadeeyo intii qalden koley kuli ma dhihi karo inta ku jirta arintaa fadlan ilaah uga cabso dadkaaga xilka kaa saaran u gudo siduu ale kuula og yhy 😪

nurtaomar
Автор

Maxytaha cunsuriyadani ninka masulka ah u sas u yiri halabedelo hadanu u shaqaynin shacabka somaliyeed 💔💔💔💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

fardowsaabdulle
Автор

Waxaas baa lagu leeyahay waaa safiir, qoomiyad jabtay iga dheh, waar dadka usoo xula safiiro caadiya oo Somali asal ah, damiir wanagsana leh Kani, oo kale waaba nacas caadiya toloow sidee buu safiir ku noqday? Xataa ma yaqaano adaabta dadka loola hadlo

mrsayid
Автор

Safiirka soomaaliya ma matali karo ee waa in wax laga qabto, cida ku shaqada iska leh haka qabato insha alaah

maryanmohamed