SHEEKADA MAGAALO JOOG XUMO QAYBTII 12-aad 11-2-2020

preview_player
Показать описание
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.

#SUBSCRIBE #SNTVNEWS

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ruwaayadan magaalo joog xumo wlhi marwalbo waxyaabo jiro ayaa lagu soo bandhigaa keep going hobolada waaberi🔥👏

shirinhoofficial
Автор

Nidaamka iyo kala danbeyntu Waa lagama Maarmaan...
Waxa Dalkeena halkaa dhigay 30 kaa Sano Waa Nidaamki iyo kala danbeynti oo la laalay Isla markaana lawaayay Masuuliyad Wadareed Dalka iyo Dadka Badbaadiya...
Riwaayaddan Waxa Ay taabaneysa Wadciga iyo Wacyiga ka jira Dalka iyo dadka Soomaaliyeed...
Mahadsanidiin Muuqbaahiyaha Qaranka Soomaaliyeed

dr.gutalealmuqdishawi
Автор

Walaahi aneey ugu dhacay waxaan rabay tikid inaan goosto anoo ahaa qofkii ugu horeeyey h ayaa qofkasta oo yamada waa iga hormaraa markaan hadlayna waxaa laidhahay meeshaan waxaas lagama yaqaano waa inwalboow NAFTA nabiyoow umadaa subxaana

shukrihaashi
Автор

Maashaa allaah waa qaabka kaliya umada wax lagu Bari Karo ee wadamada hor maray aan ugu deeysan leheen oona diinteen nafareeyso الحق لمن سبق

markacadeybuulajaan
Автор

Odey cabdule maxaa Police loogu yeeriwaayey? Wuxuu dhihilahaa. "Xaad igaxiree Ma anigaa xoolo ah" kkkk

MrJanalle
Автор

"Wayeel ha idhihin warran dhagaha hagaa mudee".

AhmedHassan-ixlw
Автор

5:54 Odaygaas Waa Jilaa Riwaayadda Taageera Weyn baan u ahay Wuu iga Qosliyaa Markaan Arko

dr.gutalealmuqdishawi
Автор

Runtii waa sheeko ka turjumeyso kala dambeyn la`aanta iyo xoog sheegashada waqtigan soomliya kajirto

welimahat
Автор

War kan o kale waala isdhaafiyaa somalaaay waa looshaqeeyaa

ogmal
Автор

Qafwayela oo I hor Mari kudhahay Loma diido intow kudhihin baa labor marshaa anoo tarin Saran ayaan damcay adoy in aan kursi oga kaco ason iwarsan mid sudani Ila fadhiyaa igu yiri ha oga kicin umada isku dabci mahan iyo isku karawshi

qeysarsenal
Автор

Security guard inuu banaanka usaaro bey aheed meeshi oo dhan buu isku dhacyaac kadhigay

abdirashidmursal
Автор

Aree ninkeeda ayaa ureeyey ma anaa uureeyey

Copra-lo