AMIIRA QURUX IYO KING CEYDA 🫣😃🔥

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waxaan ookale waa aqlaqdaree iskadaya walaashaba in sidasan lagusameyo madooneesidee😢

Aniisha
Автор

Ceyda hooyo wanaaggsan ayaa sookorisay waxaan in uu sameeeyo lagama yaabo dadaa homrkiisa kaaaxun noolow walaalkey ceda intey nolol jirto wxaana waa edit lgamayaabo inaad waxaan sameyso horror wacan wll waxaan kuurajeyn inad gaarto 10 Milyon inshaa Allah marunwaadgari horeyusoco🎉🇸🇴🇸🇴🫅💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

YuunisAbdisalan
Автор

Wxn waa edit nio dadka daya king and queen❤❤❤❤

xamdaadan
Автор

Waa un Edit cayda waxan wuu ka weyn yhy wana nin aqlaq leh❤❤

Fayley-pu
Автор

Alla gacmaha mid xata garabkay kaso baxday gacmaha tiro badana😂😂😂

DoolAli-xzjz
Автор

Digniin ku socoto gabdhaha marka hore ogoow majiro xiriir ka dhaxeeyo naag nin ilaa xiriir ka guurka kaliya waa inta tan 2aad shukaansiga waa xaaraan inaad nin ajanabi kaa ah oo ku aroosi kara la sheekeysatid oo xiriir jaceyl aad waadtaan waa xaaraan maxaa yeelay dhamaadka xiriir kaas waa gogol dhaaf guriga qowskaa joog wax baro markuu ku soo doonto nin uu aabahaa kaa doono waa wax fiican kaas ayaa ah xiriir ka dhabta ah guurka inuu ku meher sado uu aabahaa kaa doono 3 aad gabdhaha inta badan ma oga siday nimanka u fakaraan nimanka waxay xiriir u galaan kaliya waa gogol dhaaf maxaa yeelay ninka wuxuu naagta ka rabo waa inuu la seexdo kacsi ayaa haya ninka si kasta uu ninka kuu dhaho waaku jeceleh waan ku guursan. iyo erayada jaceylka uu dhahayo waa beentiis maxaa yeelay wuxuu xiriir la leeyahay naago kale jirkaaga ayuu rabaa na ogoow gabareey nin kasto oo ku shukaansado inuu shukaansado gabdha kale ogoowna midka ku waydiiya lambarkaaga inuu gabdha kale way diiyo iyo Kan ku dhahaya inuu ku jecelyahay ogoow inuu ku dhaho gabdhaha kale gabdh kasta uu ka helo wuu ka dhahaa wuu shukaansan wuu qaadan lambarkeeda ninka danahiisana waa inuu kula seexdo maxaa yeelay waxaa haayo kacsi Kan ku dhahaya waad shidan tahay wuxuu ka wadaa inuu jirkaaga ka helay inuu ka rabo gogol dhaaf sidaa naagta ay jaceyl u rabto ninka wuxuu rabaa gogol dhaaf naagta ka rabaa fahma taas ogoowna wiilka adeerkaa ama abtigaa ama eedadaa ogoow inuu ajanabi kaa yeh uu ku aroosi Karo sidaa aawadeed iska ilaali halal cidloon halal kaftamin ula dhaqan sidaa uu islaamka ku amray ula dhaqan sidaa ninka laamiga maraayo aad aqoonin ha dhihina waa sida walaalkeey maxaa yeelay walaal kaa kuma aroosi Karo laakin iyaga way ku aroosi karaan

Faansahro
Автор

ilaahow cidiikusamaysay aakhira cadaab ❤❤😂❤❤❤❤❤

engkhaalidabdilaahi
Автор

Waxa noo gacmaah intee kakenteeb inay edit toho saas kufahma❤️‍🔥🔥💨🗣

AbdirahmanHussein-byfc
Автор

Dad ka waxan sameyey aqiro xagee galeysan 😮😮😮

qasidaadam
Автор

Xasbiyallh waaxey noloshan wada gur gureysa

RaxmoRamaas-sw
Автор

Waxani waa edit ceyda waa nin aan waxani ka suurtoobin noolow walaal

MuseFamly-on
Автор

Ka daaya wllo waa walaashiin ka xishooda

MahdiMustafe-eh
Автор

Ku mashauulka qeyrkaa qorshe dhaamaa jira

SaraBarry-ty
Автор

alaa ma qosli kari war alle ka baqa 😂😂😭

EglanAbdifeteh
Автор

Fiiriya dadka aqliga lohoow fanaanadiisa gacmo dheer wye marka klena gacmo gaab wye😂

SabarinCabdi-iv
Автор

Waxan waan aqaana waa ai generator Video 👎🏻👎🏻👎🏻

AlifDrawingAcademyStudio
Автор

Waryada naktan Amira way ka wayn tahay ceyda wa 35 jir isa kuna wa 21 jir

MounaDof
Автор

Waryaa wasaq Maxa ka rabtaaa Amiiro wakudila😡🤬

wekoofficial
Автор

Beenalayohoow khain kaah🤮😭🥶😱 ilahay kacabso waxani waa edit wana lugulafahmay😢👆👆🖤🖤

AbdirahmanHussein-byfc