Wuu Bilowday Shirkii Ruushka iyo Maraykanku

preview_player
Показать описание
#SubcribeHashi
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Yuhuud iyo wixi la socda Ilaahay ha kadeedo oo hoog iyo halaag ha bado. ..

fadumoali
Автор

Illaahayoow may yuhuudana u jeediso 🙏🙏🙏🇵🇸

SumayaMohammed-th
Автор

Asc dawadayaal guul cadawga reer galbedka waa ruushkee

GeediFarayare-tmfx
Автор

Mashallah inchallah guulaystay midnimo musulmans

KenedidMahomed
Автор

Asc waxa ka dhacday ninkii midi afwen hastow soqado

شيخبسامالجرار
Автор

sheekadu isu Ekaa waxaa layaableh Dalka soomaaliya iyo Dalka ukrian isku wadama kale #qaysanayaan ama kawada #hadlayaan

abdulahimaqadindullane
Автор

ASC DUNIDU. GAR. AHAN YURUB. WAXAY. KABADBADAY HALIS. WEYN. MARKA. WARKODU. WAA YAN. LUGU. FAH FAHNIN. FARXADADA

HassanMaxamedyare
Автор

illahaya ha idan kale fura reer yuruba waxa idan soo baxaya xaqi Caruurta reer falasatina kuwa khasaraya waa Yuhuda iyo USA

ashawooo
Автор

Dhaxay dholo cadaynayeen rer yurub markan waa in ay dha dhamiyan qadhadhka 😂😂

YusufAbdiruhman
Автор

SALINISKI WAA HOGAAMIYE TALO XUN HAKA. UU MAANTA FADHIYANA WAA MID UU ASAGU KASHAQEEYAY WUXUU KASHQEEYAY XISAAB UUSAN DHAMAAD KEEDA AQOON IN DALKIISA LAQAYBSADO AYAYNA KUSOO DHAMAATAY

ahmedismaciel
Автор

Xaanshiyow ka waran maanta afkaga wuxu ka dhaman waayay carab bal reer galabeedka maya waxa weeraran waxad ogaata aduunka in aniga aan u taaliyo haadii aan ahaay carab

abdalakeynaan
Автор

1884 baarliin ayaa lagu qeebsadey aduunka si loo boobo kheeyradkooda wa tii oo kale
Rule of jungle
USA

abdullahabaw
welcome to shbcf.ru