WAA SIDEE NOLOSHA SOMALIDA KU NOOL DALKA IRELAND 🇮🇪 IYO WAX YAABIHII LA YAABKA LAHAA AAN KU ARKEY

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ👍❤️

MARIANSAYID-tis
Автор

40 Qof ducadooda ilahay wuu aqbala ee ii duceeya inuu alle visaha hore ugu siiyo 😢🤲

RTZack-yf
Автор

Manshaallah qurux ku dhigle coming soon million big thanks kulaha somali waa lumay 😍🤣 Jack

dahaboosman
Автор

Mansh Allah walaal khayr badan 1sano Ayaan sugayaa su”aasha caruurta aad waydisay aad bn ugu farxay guri la”aantas baa dhib ah lakiin alle ha nosoo dadajiyo

kowsarmuuse
Автор

qurux ku dhiigle walaal barnaamijyada noocana aad bay dhalinta somaliyed u anfacayaan nooso gudbi wll alle haku dhib yareeye

Imanfotball..
Автор

Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku xafido 🎉Uwlcom to lreland 🎉bro

kheriyamohamud
Автор

Maansha Allah waa muuqal qiimo badan wax badana aan ka oganay irland

Garaad
Автор

Asc wlle nolosha Irland guryo la, aan iyo qaali nolosha yurubta kale aa ka raqiisan darbi jiif maxaa ka xun

casalasal
Автор

iso boqda halmar gacanta isara dadkey gow allah dartiisa plz ha idhafin jazakallah ❤❤❤ thank you 😍😍😍 plz 🎉🎉🎉🎉❤

Fariihachannel
Автор

Soon route to success 1M inshallah.👊🤩👍

OmarionJunior
Автор

sxp talo kusinaa nin safraa ah oo dalxisa noqo si muqala qurxon udaaawano

jimcaleTraveller
Автор

Dublin is best place to live they are good people they are people of justice all muslim must move to Ireland I recommend I don't know how .muslim live where their book burn or where support Netanyahu
Viva Ireland you stood with justice
Ans you support Gaza pilestine may Allah support Ireland and may Allah guide you aamiin❤

khadrajamac
Автор

Big legend always qurux ku dhiigle another's levels street's life 💯💑😀😀❤😊

dheereyechannel
Автор

Ninkaa labtoonka horyaala waa abtigay walaahi❤🎉

CabdicasiizbashiirJogar-qzhq
Автор

My favorite country Ireland 🇮🇪 meeel aan u maro ayaan garan la'ahay

faizaadanibrahim
Автор

Barigii hore yurub hotelbaa nala tajin jiray ee qoxootigii baa la nacay

hodanelmi
Автор

Qurux ku dhiigle aboowe hal su aal ika so jwb qufka intu sugaayo sharciga ma shaqaysan kara ruxaan sharci yaro ku shaqaysto malsiina jwb isii plz plz wllkay❤

Sahrohussein-zvoz
Автор

Suldaan fataale caadi waye su'aal walba la weydiiyo waa muhiim kulahaa😂

AbdullahiIsmail-ep
Автор

Waxd weydisa sidee lo imada iyo kharashka

NimcoLaki-enqh
Автор

Neefka beerka wayn waa adeer kay in uu ikaxeeyo waa iidiiday doqonka😂

musesiciid
welcome to shbcf.ru