WARKA SUBAX EE KNN 11 01 2021.

preview_player
Показать описание
WARKA SUBAX EE KNN 11 01 2021.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Scw, sxbyaal, waxaan dawlad ku sheegta ugu baaqaynaa in dhamaanba guddi ku sheegyada aad hore u magacawdeen doorashada, in la soo xulo guddi dhexdhexaad ah, waxaan cambaareynaynaa reiisulwasaaraha iyo3da maamul goboleed iyo gobolka banaadir ninka matalaya oo tirada lagu badsado, hadalkii ka soo yeeray oo ahaa mid uu farmaaho iyo fahad yaasiin daaha gadaashooda ka soo hadlaya afkana ay ka sheegayaan rooble iyo kooxdiisa, haddaba waxaan lee nahay ka oqda go'aanka qar iska tuurka ah.qaswade farmaajo waxaan lee yahay waqtigaagu waa is gurayaa oo waxa kuu haray waa 27 maalmood.ummadda ha ku kalifin shiddo iyo dhibaato horle.haddii kale waxaa dhici doonto in aad la kulanto cawaaqib xumo adi shaqsiyan kugu dhacdo iyo mustaqbalka beesha aad ka soo jeedo in soomaalidu dib uga fiirsato oo aanay weligood xakunka dalka ku soo noqon.qoor qoor waxaan lee yahay waad ceebowday beenaale ayaad noqatay mana tihid nin la aamini karo waxaadna tahay nin u hiiliyey dulmiga uu farmaajo samaynayo, sidiisa ayaadna beenlow noqatay, cid dibdambe kuu aaminaysaana ma jirto.qiyaamana nasiibkaa wixii aad la kulanto dulmina ale weyne raali kama aha lamina jiro. Scw.

mohamedguled
Автор

Lafta gareen bakool ow wax uqaba la yahay ma somali ow doorasho u sheegaa tuug

gashaanlegorgor
Автор

Waxan cadaynayaa inayyan punland iyo Somaliland kudagaalayn khiyaaligii iminka waxad tidhi gacanta waykabaxeen waa beentaa baran iyo dhahar sixoogbadan ayay gacanta gebi ahaanba ugu haysaa puntland hadana snaadiikh codadka lataabanmayo waana horomar siyaasiya punland ayaana gaadhay inshacka loowa adeego Lana daayo isfiirsiga ay kulumeen shacbku laamiyadii ayaa loo wadaa ceelashii xeryihii ciidanka jaamacadii waxan kuaugan guutooyin ciidana waxaa kutaal xerada uwayn ee tababarka oo hada dacfada kabexen kuwana kujiraan sidaas darteed looma. Diidayo inay kalasaaraan haday sanaadiiq codbixin keenaan anigo ah majeerten ayaa codaynaya hadaan rabo lakiin bulshadaani waxay usoo jeensatay waxqabad iyo nabad iska hubiya dadka aad kasoo xigataan wararka saxiibbaanahay knn

jaamacruuge
Автор

AL SHEYDAN LEE KU JIRA MALIN WALBA MAAD ISKA CELISAN NIJAASINTA.

sshirwacaadan