ADAM KONVICT┇ALLOW HA IGA QAADIN 2018┇BEST WEDDING IN HARGEISA

preview_player
Показать описание
ADAM KONVICT (ALLOOW HA IGA QAADIN 2018) BEST WEDDING IN HARGEISA. ZACK FILMS
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

masha allah reer hargeisa way tageen waxaba igaga daran sida habiga laysaga yahay ee bila buuqa lo yahay iyo sida janiska lo siiyey arooska iyo masraxa waxasa ka ilbaxnimo iyo reermagalnimo ah hargeisa wa ilbax

t.d
Автор

walahi meeshan hadii hargeysa tahay waa shaqesateen aniga amerikan u malenayay ilahay haydin siyadiyo

aminaahmed
Автор

Inantasi arosada Alle ha u naxaristo mantey shil gaari ku dhimatay 😢

habsadaganadan
Автор

top veiws Allah darii like ugu Saar jasakalah wll

muxyodiincabdi
Автор

Allow hayga qaadin zack films❤️❤️👌👍👍💚💚💚

salmanora
Автор

asaxabey liki lee axasan igu sameyah cawada aniga waye heestas cml Deeqa

thatmediaco
Автор

masha allah warya hargeisa way shidanttahay intan kasoo maqna war aan ode ilahow nabada ugu wad

t.d
Автор

waar hayaaay sxpkey adamna masoo.heesay wlhi anunba hadhay ana hadan soo dhahaya ✌✌sxp adam hore u soco thanks #ZAKFILMS

diimahproduction
Автор

Best Song WlHi Adam Konvict Macalinka weyn❤❤🔝

zackayub
Автор

Hargeisa Aroos kadhacay oo aan Diyaarsanayn waan waayey Hoygii Fanka iyo suugaanta keyguna waa in uu kadhacaa

mubarakgambo
Автор

mansha allah isku waraa ubaad khayr qaba kale helaa idin ale insha allah.
lkn meesha fanaan ma joog sida kale cadi ma ahan London so xasusta holka marka arka ❤❤❤👏👏👏🌹🌹👌👌👌💯💯💯

hodanali
Автор

Alf Alf Alfa Alfa mabruuk wllo Ahmed kayse iyo dumo ubax rerki lagu naste lagu nagaado eebow idinka yeel Amiiin amiin 😍😍😍

hamdakaysegeljire
Автор

Omg so sweet 😭💙 cos she is my angel 好喜欢这首歌 我也爱你 😍

Jenniferbaby
Автор

masha allah arooska wllky Axmed Farxan Axmed shide iyo dumashiday Ubax aroos shidan iga dheh iyo quruxda hotelada hargeisa

Hiil
Автор

Allooow u naxariiso Ubax, 2024 oo caawa galbaday lagana joogo xiligan saacad dhadhaw ayaa ay iilatay, Alloow kori awlaadeedii. Wanaageedii, samafalkeedii Alloow janno uga dhig.

AliHussein-vfru
Автор

mansha allh cute wedding ilow isku daa kana dhawr xumaan iyo dhibaato

adamprinzy
Автор

Masha allah fananku waa ciyalka xafada inaba cadi maha arooska iyo arosaduna waa shidan yihin masha allah

crizaqsuldanka
Автор

Guurkiinu guri khayr khayr my bro Ahmed kayse iyo dumashiday Ubah Esse.
Guulayso bro Adam konvict.

AhmedMohamed-vhvi
Автор

macalinka aan aduunka ugu jeclay adma konvict

abdiaziizcmcchanal
Автор

Allahayow hayga qadin qumantayda
Noloshayda weyan
Thnkz Bro Zack Films

Jaajale
join shbcf.ru