NUUR CADE FT HIBAAQ XURMO MARKII AAN KU DOORTEY XASUUSTII MANDEEQ FT TUBEEC AND CIGAALE OFFICIAL

preview_player
Показать описание
#SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#

Name Digaale Yare
Producer / Musician /
Youtuber /somali social media
Pls Subscribe Like & Share
Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Aderkay Nuur cade horey usoco waaaw iyo ibaq xurmo halkedi ayad dhigten msh alh wayo waayo 👬👍👍👍😻

fadxikhadar
Автор

Horay u soco walalkay digaale
Hees iyo badh xasuus hore

maslaxibrahim
Автор

Maansha allh hibaaq xurmo cod iyo quuruxba waay haaysaa

munomaxamed
Автор

Heestaan tubeec ma qaadi jirin Ahmed Cali Cigaal iyo Fadumo Abdullahi Maandeeq baa wada qaadi jiray ee walaal intaas iska sax.

Anyaxyare
Автор

Outstanding singers with exciting voices full of delight and joy awesome

shamai
Автор

Xasus hore wayeeee soo badi hesaha Remax ka ah digaalow pro

mohamedqabile
Автор

Waaaw Nuur Macalin Maxamed magca Hajiro iyo ihbaq xurmo

fadxikhadar
Автор

Musikada digaale musishanada waan ka aqaanaa

xamseee
Автор

Nuur laxanka heesta waa ku ciyaaray intuu codka qurxi islahaa laxanka hees lagaaga horeeyay waxba kama bedeli kartid

abdirashidkhalid
Автор

Ahmed cali cigaal iyo Maandeeq ayaa wada qaadi jiray heesta iska saxa

Laxanka Ahmed cali cigaal mid qarsoomi kara maahee sidee alle idin galay😆

abwaangaas
Автор

Objection Heesta musigeedi originalka ahaa soo dhagaysta please intaydaan tumin. Waad kufsatay heesta Musigeedi Mr Digaale

majorsalah
Автор

waxaa wada qaadey mandeeq iyo axmed cali cigaal

deeqocabdi-xu
Автор

Lol
Ahmed Ali ciyaal ba iska leeh heeskan
Dib ugu noqoo heesihi hore

zouhourriley
Автор

maraka aad fanka wayni ku bilowdo ee aad wiil yar ismoodo ee aad dhafoorada murxuso waa sidan oo kale

abdisamadarte
Автор

Ala soomaali garacsanaa nuur madoobe bay u qarinayaan

sekeriyesekeriye
Автор

Sxp digaale Ninkan Nur cade hees badan ka reeb oo ka qabo Waa nin cod tolmoon leh oo in badan la wayaye

ERAYADII : AHM ABWAN MAXAMED CALI KAARIYE
LAXANKII : AHN MAXAMED S TUBEEC
CODODKII : AHN TUBEEC IYO MAANDEEQs

ahmedhassan
Автор

heesta waa cigaal iyo maa deeq, not tubeec.

baaritaan