Nastexo indho iyo aroosada

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wllhi waxaad moodaa dadku qaabka ay u dhaqmayaan in aysan ba xisaabi sugayn oo qabri 2 mitira la dhigayn 😢😢 allaw khaatumada noo suubi

saidaahmedmohamed
Автор

Saas ayey I shidan yihiin laba bil kadibna wey is furaan 😂

wmdghdgg
Автор

Wxn layabay dadka manshallaah soqoraya subxanallaah munkar ayaa lagu farxsanyhy alle hasohadeyo

RahmaAbdi-fo
Автор

Video oo dhamays tiran xagee ka dawada?

najmaartan
Автор

Bal siday ushidan yihin aroosyadan bal eeg camare man rockstone iyo alfanan ismacil danan iyo marwan yare iyo nasteexo indho meel ay kamaqan yihiin aroos maaha war wll aroskayga wan idinku soo casumaya insha allah america 2024

ayaan
Автор

Mansha Allah congratulations beautiful 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋🇸🇴

sadiyadavis
Автор

Shaqo kale ey waayeen maxx waaley naagahan👎

deqaali
Автор

Wuxuu ileen markay dhar xiranyihiin leey somali yihin haday is qaawiyaan waa mukaanbo

khadarsalehsaleh