INA ADEERTAY GURIGAYGA KUNOOLED AYAA NINKAYGA GUUR USOO BANDHIGATAY HABEEN SAQDHEXE AYUU MUSQUSHA

preview_player
Показать описание
#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🥺☝️🕋

MARIANSAYID-tis
Автор

Ayaaney wlhi qisadaan 1_8 aan lasocoday wlhi waa mid mudan in lagu cibraqaato 💖💯

Hibohabbon
Автор

Masha allah aqoonta iyocaqliga illahaybaa bixiya gabadhani waa nasab nimadii iyo wanaagii oqofa♥️😘

ubahdhool
Автор

Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti

xuriyoali
Автор

Masha allaah si qurux badan ayay usoo gaba gabooday abyan strong woman qof lagu deedo waayo mcny allah qayskagaaga ha ku barakeeyo kuwii is duugta allaah ha idhinka yeelo nolol farxad badan ayaa allaah ku weediiyay ninkaaga iyo ubadkaaga allaah haku barakeeyo hane ku xiftiyo ayaan abyo mcny mhd sanid side quruxda badan oo aad noole soo wadaagty qisadaan dar allaah ayaa ku jaclhy farxad ma dareemo hadaan ku daawan abyo labada qiso labada channel soo kale gali saa ugu raaxaysano kkhh

sihamqurux
Автор

M.a allh waa gawar fiicn gadhaheenah soomaali saan ma ahan wllhi abyan gawar wax garad ah wye 🥰🥰🥰🥰🥰ayaane abaayo mcnto wllhi zaaid aa ku jecelahay

munomaxamede
Автор

Qisada abyan waxay ahayd qiso cajiiba bilaw iyo dhamaad waan la socday gabar Sabur badan masha Allah Alle haydin barakeeyo wlshy ayaan Gobdon waad mahadsanthy

farhiyoawad
Автор

😂😂😂😂. I am here with eyes 👀 .
manshAllah, thank you for another amazing story, what incredible young lady, she chose him well, was patient in her marriage.

hopefully_human
Автор

masha allah waa qiso cajiib ah waa gabadh so samirtay
masha allah

nawaalyuusuf
Автор

اللهم صل وسلم علي نبينا محمد ﷺ💜💜💜💜❤❤❤❤

ummusulaymaan
Автор

Wcs ayaney Masha aallah qiso qurux badan 1 ilaa 8 wan la socdaa ilaa qeeb. 9 nagu fiicneed Masha Allah horumar wcn walshey ibyan anaga neh guur xalala iyo owald salaxina Allah na siyo ibyan adneh ilmaha rerkaga Allah ki barakeyo ayaney adneh Allah ku xifdo adiga iyo seygaaga ilmahaga Masha Allah wa sheeko khurux badan anago jecel aye naga dhamatay

maryamadaud
Автор

Hadhow dhiba kaimankaro siwalbow mar un waa lagu arka
Ee sasabo darada an ugaga tage isgaro dheh
Ibyan masha Allah tabarakallah

Nimco.qaali
Автор

Walaahi Barkin haystaa dhagaana iigujir gadacgacna ujiifaa ee run iisheeg yaaakuusoosheegay abaayo macaanto waankujeclahay

niciimocqadir
Автор

Masha allaah abaayo abyan nolosha qibradaha aad kala kulantay inaad nala wadaagtay io wllshen ayaan oo ino soo gudbiday fikirkaana waan qaatay wlshy mcn ❤💯

nimcomaxamedcali
Автор

www Masha Allah ibyan 25 sakaliya Mey jirat ane sadax sano iga wetntahay Masha Allah nin keda neh 32 Masha Allah wa wey yaryihin labadooda wa gabar dhalin yara ibyan wilka neh la kadaaliko barakooba ninka talefanka ka qarso maxa dhacay talefan la an ya joogu karo alle neh ubari in uu dago oo xasilo sheydanka llah ka qabto

maryamadaud
Автор

Masha allah wa qisa cibra qaadash mudan waxan rajena gabdho somaliyed o ibyan cml ah ine nagu dhaxjiraan.
ani taladeyda tan mobelka ay qarsato ibyan hadan kahadlo horta xajigeda haka dhadhaciso si rer magalnimo o sasabasha leh ine mobelka u isticmaleso dhanka wnaga iguna kalsonaw dheh hadu intaas kulafahmi wayo iska dhaaf asiga dhan ninkaga amarkisa iska yeel abyo intaas iyo inkabadan wa ugu so sabarty mobel xun dartisa ha iskugu dhicina markale thanks

shacni
Автор

shukran xbbti sida quruxbadan eeye nooga dhamaate

nuurtoosmaan
Автор

Mansha Allah gabar fcn oo aqli Badan waye ebyan qiso qimo Badan thanks abyo ayaney

indhauron
Автор

Masha Allaah ayaan quruxay waad nodadashay ood naga dharjisay Allaah haku xafido abyan Allah ha ubarakeyo réer keda tel iska qarso

raxmaaadan
Автор

Masha allah alle haidin xafido adi iyo familkaga abyan waxan kugula talin laha in aad ninkaga uduceyso inu alle kaqaado maserkas uuna siiyo kalsooni iyo xasilnan uuna kuufasaxo talefanka madama ad ubahantahy anagana waxan idinku duceynena inu alle idin barakeyo oo aad noqotan kuwi if iyo aakhiro wada jira janadi firdowsa kuwada harsado

mahadyare
welcome to shbcf.ru