hilib umitato iyo baris hilibka waa jileec kafaideso thanks 💯✔️🌹

preview_player
Показать описание
shukri masala
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mesha wax laguguraaayo ma aragno shukriyay MASHALLAAH ALLAHA u barakeeeyo

fardosodiriye
Автор

Masha allah habo shukri allah ku barakeeyo lakiin habo nosoo dhameestir

rahmohonestrahmohaaji
Автор

Masha allah ani mugo hunguri yuqyuq ima galin soor iyo maraq hilib geel an cunoyaa alx🥰adna allaha ku daweyo shukri sharaf🥰

umasuheyla
Автор

Mamo shukri m.a wax badan kaa faaiday gacantada Allh ku barakeyo hooyo mcn

ruwedoxasan
Автор

Asc habo shukri adoo karinaayo noo soo samee cunto kasto samaysid waxan isku daya inan xaafada usameeyo plz no so samee habo mcn❤❤😍😍

asmamohamed
Автор

M.a habo malmahan cunaga wad naga yareesay

ilhanahmed
Автор

Hooyo macaan noo sogali asoo full ah 😢please

amlaomarmohammed
Автор

sharafey manta maxaa manoo xanaqsantahay macalimada noloshaay Naga raali noqo Kaley waxbaa qaldane

fadumoabdi
Автор

*Ar iso booqda faa'iido ayan idin sidaaye👍*

haa
Автор

Mansha alah shukri cunto karis naag kugu gaarto maleh dadka kale wa fiyuus raadis lkn adiga madaxad nosarantahy wa inan malin kuimada abayo

halimasahra
Автор

Abaayo cunoow lee maa kaa faaidna wax karis majiro miyaa maanta

fadumadahir
join shbcf.ru