Suuqa Hargaysa oo dabka ka kacay aya booqday Madaxweyne Muusa Biixi

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masaakiinta ayaa marwalba la dulmiyaa, Allah badal qayrleh ha siiyo AMIIN

qoobeeykaliilcawad
Автор

Ilaahay dabka ha qaboojiyo intii ku hanti beeshayna bedel kheer qabo ha siiyo aamiin. Aadbaan uga xumahay dhibta meesha ka dhacday
❤️🇸🇴

itistrueitisafact
Автор

Subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah 💔😭😭😭😭😭🤲

karemkamil
Автор

Allow umada ka badbaadi hanti waala hilayaa lkn naf lama hilo allow umadan dhoor

mahadyare
Автор

Xalay iyo mantaba waxay nootahay malin madaw😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

idilkabaibraahim
Автор

Subxaanallaah ILAAHAYOOW usahal magaalada hargeisa

abdourahmanahmedhoussein
Автор

Subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah

leyloahmed
Автор

Alle ha u gar gaaro rer hargyza amin amin

kamsumaibra
Автор

Allah hawga gargaro dhibadada sogadhay cawaa umada Somalilaand

saffaclaahi
Автор

Tittle ka iska sax suuqa wayn ayaa booqdey maxay tahay ma suuqa booqdey madaxwaynaha waxad qortaa madaxwaynaha ayaa booqdey

nasra
Автор

Badal kheyr qaba ilaahey hasiiyo dadki hantidooda ku burburte

Sulqayareey
Автор

Subxaanallaah illaahaw ka qabooji dadkaa islaamka illaahaw ka badbaadi naf iyo maalba walaahay aad baan uga naxay illaahaw inta wax ku noqotay oo boogadhay hantidoodiina mid ka badan ugu bedel usoo duceeya dadkaa walaalihiina

gedefletv
Автор

Allahe Hanoo gargaaro Amin yaa Rabbi 😭😭😭😭😭😭

sowdaladan
Автор

Illahow dabka ka kacay hageysa illahow kabadbadi daki wax kunoqday illahow badal qeer leh sii waa bil barakaysan aamiin

HamzaHamza-ozsy
Автор

mid walba gas isdaaba wado iyo meel walba xabkaha naalko xumahay, waxan inu daco mar un macquul bey aheyd

somalitalk