ABDIRISAAQ SICIID 2024 | JAWI CURIYA CAASHAQ ABUURA | HEES CUSUB

preview_player
Показать описание
Thank you for watching !!!

Watch The Official Music Video For
“ Jawi Curiya ” By Abdirisaaq Siciid

Connect with us!
=============================

===========================

Subscribe and Listen to the Mattan Pro

Thank you for watching !!!

Jawi Curiya

''And thumbs up if you thing I brought
this video to your attention'' Thanks

♪ Full Songs Available on ♪

Jawi Curiya By Abdirisaaq Siciid
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Casar liiq cadceed galab joogta
Caad iyo daruur ku cillaaman
Ubax midab cas lihi carfinaayo
Naftii caalamkaas cabiraysay
Cadradyahay casuun aragaagu

Curadii hablaa carradeena
Kuu caleemo saar cindigaygu
Cajeb yidhi intuu la cajiibey
Kuu curi amaan caqligaygu

Jawi curiya caashaq abuura
Casharrada kalgacal i cabsiiya
Ku cugtaye markaad i cisaysay
Carshigii xubiga ku cawayney
Kuna caafimaaday codkaaga

Tinta culan cabaaryaha qoorta
Cududaha gacmaha leh cilaanka
Kub camiran carfooni dhalaalka
Curubyahay tin iyo cirif meel ah
Cad la tuuro waa cabirkaygu

Ku calmade indhuhu kugu ciide
Cishadaad foogato cidloode
Oo cadho tiraay in cabaara
Cid kaloon la qaato ka caagay

jubaasalow
Автор

Heestan wxaa xalada u yeelay laxanka goat khaalid kaamil

CaydaruusMustafe
Автор

The best song wlhi am from tiktok hesaha sidan murtida uleh wayahn way yaraden codna fananku wuu udheeryhy m.a❤

zaamiyaabdi
Автор

Waxani hees way dhaaftay shaqada markaan kusii socdo iyo markaan kasoo socdoba wankusituurtaa inkastoyna heestu i qusaynin intuuna jacayl haynin wansalamaya intuu jacyl hayana ee haysta dad daacada oo wax la fahmaya haysta waxan leeyhy jacylka dheeri cimrigiisu wakala tag iyo qalbi jabe intaad isjeceshihiin duruufkastaba hajirtee iskuursada alla wax bixiyee ❤🎉

jimaalebachirassan
Автор

Waligay man arag hees cusub oo
Xaladaan ku jiro so baxday heestan horteed i will for get you my life dear🙏

MrHussein-fdbn
Автор

Hees jaceyl markn dhageysanaayo jaceyl dareema inta ilamida Like 😁❤️

sacdiaahmett-sxgd
Автор

zxpkay qaali abdirisaaq sicid isku school ban ahaqyn mansha allah hore soco brother

KhalidMohamoud-ojlx
Автор

Wow hees miisaman ❤😊
Taani waa heesihi lagu haasawi
Jiray😊❤

Maciin-Mo
Автор

Aaa jawi curiya caashaq abuura casharadaa kalgacal I cansiiya kucugtoo intaad I ciseeysay carshigii xubiga kucawaynay kuna caafimaaday cod kaaga..❤.Ax ya hez😢

nasriahmed
Автор

Alfanan Cabdirisaaq saciid waxaan arkay 5zano kahor camal heesta jeegadaan uaalaa ee horay uqaaday Cabdi tahliil AUN xaqiiqdii marka ayaan tageeray walina wxan ahay tageerihiisa kama shakisani the real singer wllhi❤

AkaashSalaymaan
Автор

Heestaan muqaal ay Ku shidnaan laheyd si kasta waxkale waaye ❤

abaasabdirahman
Автор

Heesha sidan murtida uleh wy yaraaden baryahay hees iyo badh weeye❤❤❤

muniirxasan
Автор

Best love song keep going zxp Ina siciid 🙌🔥🙌🔥 hadiikale AANKALA AANKA

aralewarsame
Автор

Waxan cod lama orankaro erayada iyo murtidaa kasii daran laxankana waba nagu garaacay axsan yaa cbdirisaq siciid❤❤❤

UbaxCawil-kvqx
Автор

September 2024 hees kamacaana kama danbeyso



Jiwi jaceyl kujiraa

CabdiwaliLaarson
Автор

🥰Kunaaa cafimaadaaay codkadaaa noloshydi ahmed Farah🫂❤️

NaimaMursal-fkdu
Автор

Aaaaa Jawi curiya caashaq abuura
Casharadaa kalgacal i‘cabsiiya
Kucugtoo intaad i‘ciseeysay
Carshigii xubiga kucawaynay
Kuna caafimaaday cod kaaga…..4x
🤩 🙌 🔥💯

abdikariimahmed
Автор

Jawi CuriYa Cashaqa aBura
EraYada Kal Gacal I, CabsiYa
Ku, Cugto Intad I, CiseYsaY
XuBi GiiCisHqiGa Ku, CaweYnaY Kuna CaFimadaY Codkaga

|| AMAZING LYRICS.||

Great oF oLL Time Abdirisaq Siciid The one and only legendery.❤

LibanYasin-hwmh
Автор

Heestan waan qaatey mana dhigayo waxey koobsatey erayo cajiiba iyo farshaxan

ricardoben
Автор

Heesta Midho Eryaga suugaanta❤ uugu Qali san mcntaydii cishadaad fogaate cidloode

DramiidArahmaanAli
join shbcf.ru