KALAMAAN 15 APRIL 2024

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 15 APRIL 2024
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Kalamaanku ha gaadho geeska Afrika oo dhan, inta Afka Soomaaliga ku hadasha oo dhan

abdirahimosman
Автор

ASC ASXABTA NABIGA KUSALIYA ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

alinoorhassan
Автор

AWALBAAN AWALBAA YAABAYEY SIRDOON SANBALOOLSHE LOO DHIIBAY WAXAAN KA REYSANAA NAGU SOO LAABATEY NABADSUGID KU FAANTA NABADSUGIDNIMADIISA MAALMIHII MAHAD HAYAAN KA REYSANEE MA NALAGU SOO CELIYEY WALEE MASUULIYADI WAA HOOGTEY

barsaqanbarwaaqo
Автор

Dirirkaani puntland waa ceebeeyey daahir calasoowgii puntland ayaa looga yaqaan boosaaso

mohamedmohamoud
Автор

CAJIIB KALAMAAN WAA INDHAHA SHACABKI SOMALIYED.
SIRDONADA LA OGAADAY WAABA CASILID.TAA DALKI DIRSADAYNA WAABA FASHILAN YAHAY DALKAASNA IYO KHASAARE AYEYNA KA DHAXLEEN TABABARKISA SIRDON ISKU SHEGAAS.

ahmedsheikhamud
Автор

SHIICADA IYO SUNIGU WAA WADA MUSLIMIIN EE HAKALA SAARINA.!!!

calishaakir
Автор

bisunka faqi baraga dhex muxuu ka yahay

abdinur
Автор

Sirdoonka sawirada Facebook soo dhigay waa horemar la gaaray marbaay ayaga iyo alshabaab wajiga u duubna oo lakala garan la.aa😂😂😂😂😂

abdirahmanlibaan