KADIS AYUU NOOGU IMAADAY WAXUU ISKA DHIGAY SHAQAALAHA MAQAAYADA WE MET AGAIN AFTER 15 YEARS

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masha Allah walaalo dib u midoobay, Arman waan salaamaya saaxiibkey actorkeena, WALAALNIMADA HA WAARTO.

hosowpro
Автор

Dunidan maa soo marin qof lamid ah
Nabi muxammed ﷺ 🕋❤✋

ismaip
Автор

1 Million markuu Gaadho like ta dhac ku sii😁🙏

hargeisawow
Автор

So Emotional wlhi ilahay ha isku kiin daayo 🥺🥺🥺

munafaysal
Автор

Dunidaan soona marin la Mida nabi muxamed scw ❤️

rufiyaankayoutube
Автор

1 year kdib mnta kuceshtay allow walalaha isu daa😢

mssDimple
Автор

I'm crying emotionally, allaha idin xifdiyoh family qurux badan

hassanhajifarah
Автор

Masha allah suprise kaan midka qurux badan waligey ma arkin qiiiro walalnimo 😍 illahow walalaheen noo xifdi anagoo dhan❤

dazzledsweetie
Автор

ooh my allaaah walaahi ilmaa igu soo istaagtay walaalnimo

ayaangobdoon
Автор

1year kadib dawanaya ano horey udawaday hadana ilinta waan ceshan wayey😢😢

ibtisaam
Автор

Yaa Allaah.. Familkaan quruxda badan isha dadka ka qabo, wax waliba ay jecelyihin Aduun iyo akhiraba u rumee..!””Aameen

NasreenaNasra
Автор

Wlhi ilmo ayaa igu soo istagtay 🥺
Family beautiful 🥰
Alle farxadaas ha idiin laba jibaaro waligiina saas u faraxsanada

A_karaama
Автор

We should make dua for Asid to walk Insha -ALLAH. We pray five times a day, please we shouldn’t forget him in our prayers.

halimaabdalla
Автор

Run ahaantii maamada markey oysey ilinta ayaa isoo dhaaftey inteey hooyadoda noshahay ilaah hau xifdiyo inteey Ka dhimateyna Allah unaxariisto hooyoyin keena

mohamuddaahir
Автор

Wlhy si Dhab ah ayaan u ooyey ilaahay haysku kiin Dhaafo Maalmo dhamaantiin oo haydin xiftiyo Masha’allah Tabaarakalaah familygii iigu qurux badnaa een waligay arko❤️❤️🙏👌🇸🇴😢

SubeerIbrahin
Автор

Oh my goodness, walalkey asad wlh wa waxs maleyay inan family giina ka tirsannahay, I cried with you, Besides Abdullah xajiyow he did the best surprise ever you did guys, allaha idin xafido dhamantiin, aduunka kuwi waqtiya badan o qurux badan ku wada qaato allaha idinka dhigo.

jiialassow
Автор

Muuqaalkii ugu quruxda badnaa ee kayimaado ree xaajiyoow 😭😭❤❤❤❤❤

walalshaafka
Автор

26 june ee 2022 ayaaa la so dhigay
26 june ee 2024 ayaan dawanyaaa
Ilaahow wixii walaal leh oo is jecel isku daaa

hadiyarashid
Автор

wllhi alxamdulillah wan jojin wayey ilinteda reer hajio waxan idin rajenaYaa adunyo guul akhirana janno wayo waxa tihin family isjecel ena lagu dayda mudan wan idin jeclahay yaranka reer hajio asad hajio 💪💪💪 be ability my pro waxan uxisay my dear mother and my all my family I love you ❤❤❤❤ asad hajio ☝️☝️☝️ Alle haku xafido wll mcn

armanalbakri
Автор

I don't know why I cried so much, this is totally beautiful, may Alllah bless ur family Best surprise ever ❤

farhiyamohamed
join shbcf.ru