Cuntada wadooyinka Djibouti 🇩🇯 | street food in Djibouti

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Muqaalkan aynu gaarsiino 1 l20k oo like ah

Dhakhtarrr
Автор

Reer jabuuti muqdisho ayaan idinka soo salamayaa 🇸🇴❤🇩🇯 🥰🥰🥰

لاإلهإلاالله-قهع
Автор

Jibouti waxa iigu danbaysay 2010 kii waliba waxaan ku badnaa ifiniiga iyo xaafada bikaaduus ee belbela 4 sano ayaan joogay asxaab badan ayaan ku saaxiibnay halkaa reer jibouti waa dad aad u wanaagsan oo saacad wax ka yarbaad isku dhex galaysaan qofka lkn basaskaa waawayn may jirin markaa bas xubuli uunbaan ku ogaa aadbaad u salaamantiin waa khadar oo hargaysa idinka soo salaamaya

dararwaynestory
Автор

Reer jabuuti waa dad wanaagsan. Long live djibouti from Hargeisa 🥰🥰

aminahmed
Автор

From Kenya 🇰🇪 I love you reer Djibouti 🇩🇯

Kingmohaan
Автор

Never been to jabuuti, dad wanaagsan waaye reer jabuuti 💙💙💙

cilaansaarchannel
Автор

Reer jabuuti wan idin salaamey ❤from borama

CabdiReermagaal-cl
Автор

Somali qalbiyadooda Allaha isu daweeyo meel waliba eey joogan. Muuqal qurux badhan Brother daqtar💞

fuadhussein
Автор

mansha allah, jabuuti shacabkoodu waa dad qalbi wanaagsan 🥰🤩❤️ I love them from SOMALILAND hargeisa.

vidasi
Автор

Masha allaah Gabadha yaroo Xanjada aad ka iib Sateen Waa Fariid
Waana Caawiseen Ajar allaha idinka Siiyo insha allaah

MOHAMUD-hz
Автор

15 sano ku dhawaad baan ku noolaa meeshaan jabuuti, guri nadeed weeye.... 2008 illaa 2022 Ferbuary ayaa ku nool.. waxaa kaliya oo aan ka maqnaa 2 year ku dhawaad turkey joogay.. viva djibouti.. peace people, and the country... long live Djibouti

Tourwold
Автор

Jamhuuriyadayda Bilan
Jabuuti🇩🇯♥️♥️♥️ illaahow Barakee

MOHAMUD-hz
Автор

Masha Allah jabouti waa meel masakiintu ku noolan karto waxaan maqli jiray agoon koriiyay jaboutay from hargaysa

hawraarkabe
Автор

Haddii aad aragto magaca Allaah love saar ❤ 💟💟🙏

qooqaagaqaranka
Автор

Walhi iga qoslisay wlhi lacgta dhamnysa kulahaa midh so qaaaado form hargysa ❤😂🥰

nasragaabo
Автор

our beautiful djibouti glad you are enjoying it

BUuTITelevision
Автор

عديت طفولتي في دجيبوتي عيني الدمع من ذكرايات الطفولة
من تونس

ahmed
Автор

Somali melay jogaanba waa isku dhaqan io isku qurux Masha Allah ilahay qalbiyadeena ha isku furo

maxamedgalgale
Автор

War dad wanaagsan baad tihiin Jabuuti waaba meel shidan Maasha Allaah

dagandaacad
Автор

From Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍❤❤❤💕 i love my country❤❤

aboubakerabdikhaireh
join shbcf.ru