Hadaad IT tahay Linux waad ku qasbantahay

preview_player
Показать описание
Waqtiga hadda la jooga barashada Linuxka waxay noqotay mid saa'id loogu baahanyahay. Hadii aad tahay IT waadba ku qasbantahay. Hadiise aadan IT ahay inaad baseka fahantid waa kuu muhiim maadama uu yahay operating system free ah. Linuxka waxaa jira noocya badan sida Ubuntu, Debian iwm.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Eng waxween baan ku fahmay ilaah ajar hakaa siiyo intaa nagu dhaanto linux isticmaalkiisa badan yahay noosoo diyaari ajar allaha kaa siiyo cilmigaaga hadii aad walal ka wax gaarsiiso cilmi baa kugu siyaadayo iyo ajar

xuskaaxmedxasan
Автор

maasha Allah mahad sanid Eng alle ha ka abaal mariyo casharadaada faaidada bdan

HAGAAJIYE
Автор

Mahadsanid ustaad Eng.Abyad
Casharo badan nooga so samee Linux

Garow
Автор

So qor commands iyo sida loo Samaha files

salaatdaar