Didi Naji - Waa Xishoonee (TOOKO TOOKO EP)

preview_player
Показать описание
Music by Mohamed Naji (Naji The Pilot)
Written By Karama Naji ‪
Directed by Nashwan Naji
Management: Labiib Naji

(Selfie MusicVideo)

TOOKO TOOKO EP by Didi Naji (C) 2024 NAJI PRODUCTIONS
under exclusive license to SHAREERO STARS.

//NAJI PRODUCTIONS
COPENHAGEN - DENMARK
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hesa Waxa ka Macan Saliga nabia Scw scw❤😢

rooraayedoodaye
Автор

Didi Lil baliil and doni b must take part in this album 👏

AdanBare-cnum
Автор

Waan ku jeeda akhrisay qoraalkee lake iska saar zxb😂😂

YoIzxaaq
Автор

Heeesta Wlhi wey shidan tahay Runti keep going didi naji 1:57 inta somalinimada kuwen tahay lake isaaara sooyaca🚹🤔😍🤪🤘🥺

AbdiRaHmanYare-zc
Автор

𝐡𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐧 𝐰𝐞𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐜𝐚𝐪𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐥𝐞𝐡 𝐡𝐚 𝐢𝐥𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐟𝐢𝐧𝐚 𝐋𝐢𝐤𝐞 🥰🥰🥰

cabdixakiinxaajiinaxaaji-qpuf
Автор

Dadka 2027 firsan dono halkan ka salamaa likta haila dhafin❤

mohammedapdyrahmaan
Автор

Woow tan hees wey dhaaftay didi naji🎤❤️

WllLp-ozyk
Автор

Dj naji your music 🎶 is on fire 🔥 pro u killed 🔥 🙌 ❤

alphakhaan
Автор

CONGRATULATIONS.
DIDI ONE THE BEST MUSIC 😅😅😅😅😅

Ahmedwayel
Автор

Your music test is another level man ❤

DaneysteXCIUZATO
Автор

Hestan way kalah kacaysaah like ha ila dhaf in please 🙏

abdiwasacmohamed
Автор

Naji producation iàm watching Hargisa Amazing keep it up that guys thanks alot Naji producation❤

InasiciidXaaji
Автор

Beri oo jimco ah todobo saac markii salaada qudbada laga baxo ayay soo dhaceee💯

khadarhakimi
Автор

Heesaha waxa ku arkaya ilahay ee iska daa like iska saar zxb nabi kusai

AaminaDaahircaraale
Автор

THIS DUDE IS TAKING MALI GENRE TO ANOTHER LEVEL

SUKULINI
Автор

Dadka 2026 fiirsa doono wan salamaya 😂🎉😊

GOATCADAANI
Автор

Waa xishoonee
Marna waa suuroonee
Indhaheey igu haynee
Kuu dhoola-cadaynee
Jacayl waa ku tilaalee

Shafka horay kaa saaree
Sheeko shukaansiyee u goonee
Shumis waa kugu boobee
Balanbaalis ahaanaa u buubee

Iga wallee Baby
Waad iga waashee wallee Baby
Dhibka naga dhaaf
Soo dhawaawee Baby
Nafta u roon, naxariisoo Baby

Balankii dhexdeena badashooy
Burburisoo iga baabiisoo
Nalkii noo daarnaay naga damisoo
Markabkii noo rarnaa dajisoo

Bilaneey dhuubay
Quruxeey qabsameey
Qalbigaa iga taal toosaneey
Qoys inaan noqonaan rabaye
Sokoreey, shoobtoy
Canabeey, macaaney, malabley

Qalbigayga adaana uroon
Nolosheeda adaa ku haboon

Waa xishoonee
Marna waa suuroonee
Indhaheey igu haynee

Ku dhoola-cadaynee
Jacayl waa ku tilaalee
Shafka horay kaa saaree

Sheeko shukaansiyee u goonee
Shumis waa kugu boobee
Balanbaalis ahaanaa u buubee

Heli heli heli Honey waa iga heli
Hamigii leheed Baby waa iga heli
Hantidii lahaayna waa iga heli

Hurdo iyo hoygana waan isla gali
Qalbigayga qaali adigaa ku qoran
Garabkayga gacalo adaa ka maqan

Nolosheeda nuurto adigaa ka dhiman
Xasuustii xabiibti adigaa ku badan

Bilaneey, dhuubeey, dhaxyareey
Quruxeey qabsameey

Qalbigaa iga taal toosaneey
Qoys inaan noqonaan rabaye
Sokoreey shoobtoy
Canabeey macaaney malabley

Qalbigayga adaana uroon
Nolosheeda adaa ku haboon

Waa xishoonee
Marna waa suuroonee
Indhaheey igu haynee

Ku dhoola-cadaynee
Jacayl waa ku tilaalee
Shafka horay kaa saaree

Sheeko shukaansiyee u goonee
Shumis waa kugu boobee
Balanbaalis ahaanaa u buubee

sharmaarke-Nabane
Автор

One of the best artist in our generation this music deserves a lot views come on somali people 😢

YahyaAli-gn
Автор

@Naji production you guys deserve 1m subs🔥🔥

maxamedabdirisaaq
Автор

متعودين عليك دايما شي جميل تسلم علا مجهودك❤

caseenado
welcome to shbcf.ru