XAAJIGA SAFIYA TUSMO OO AFKA FURTAY SHEEGAYNA CIDII GUBTAY

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 waa xanuun walaahey 26 qof beey shaqola aankurideen ilaaheey cadaabtii itinkufokee aduunkana rafaad itinku casuun

hawoabdullahi
Автор

Cabdilahi waa Daacad Walahi
Balse waxan Odhan Laha Cabdilahi
Cid Aan hoyada Ahayn Ha Aaminin

fayselhassen
Автор

Walaal ilaahey badal qeyr qabo ha idiin siiyo sory. Aduunkaan waa iska imtixaan

sacido
Автор

Hadalka ninkushegay warun taliyuhu haduu yidhi safiyi haka baxdo boorama isagaa gubay

Mawliid-rden
Автор

Ilaahay ha Kashif hadii mamulku ka Dan beeyo iyo hadi cidkale Gubtay ilaahay masiibo hakurido oo naftooda iyo awlaadooda iyo reerkooda ilaahay ha ku rido oo hawsoo dadajiso ninkii balaayo doonaya ilaahay hay ha qashifo oo cadeeyo

SuadKab
Автор

2 rakaco tukada somamaa 3 dex malin ilahay barya ilahay ayaa idinkaga filan duqaana mahad cambashe 2 inshallah

NasabgirehNur
Автор

Meshu waa cidla walee hala darso oo hala badho waxa waxan sameyay barortu orgiga ka wayn

NimaIbrahim-pf
Автор

😢😢😢 sorry tusmo, anoo reer hargiesa baa ka xun walahi

dr.khyriabasheir
Автор

soomali guul gadhi mayso bal eega sida loo galay reerka illahay ayaa idinka ar goyn inshallah si dag dag ah 😢😢😢

ashahassan
Автор

Reer awdal aad bay u dulman yihiin alle haka cabto cadowga 😢

ikraancabdullahi
Автор

Sudaan iyo ethiopian ku ha gubato maxaa somali u diiday

ahmednuraden
Автор

Allah cadawga hakaqabto rerka subxanallah 😢

rahma-qq
Автор

meherada wixii ku dhacay waan ka xunahay lkn SAFIYO naagta farbaa ku godan warkeedana waa lahelidoona dabkana waa labaadhi

awmuseaw
Автор

Afku kuma goh safiya tusmo waa gabadh qaaliya runta sheegta odaygii police 👮‍♂️ horjooga ka ahaa aa tusmo aaday nayaya bagaad runta u shagtay Masha Allah guulaysta guul Awdal

aminaawil
Автор

WAR. IN DADKAN. GOBOLKOODA. UDHASHAY. LAGU. HAYSTO. WALAAHI. WAA. GARDARO.

abdiqadiraden
Автор

Ilahay waxaan okabaryaya qofka waxas sameeyay inu ilahay wax dagdag aah tuso safiya waa gabar maskin ciil ayeey kudilen kuwaan

fahmadhagane
Автор

Walee farqi baa udhexeeya samaroon iyo dhulbahante dhulbahante tolbuuleeyahay samaroon tolmaleh

ydfwvyi
Автор

Subxanallah dadka xooga is biday miyeey ogayn in illahay swt arko? Miyeey ogeyn in maxakamada alle danbeyso?😢bal fiiri qasaarahaas inta le'eg 😭😭😭😭

safiyanuura
Автор

Allah xaqa ha dilaaciyo. Intii shar wadana ha fashiliyo. Adigu waxaanad cadeyn u hayn ha buunbuunin. Dooni buuxda ayaa bad lagaga tegey Waad heli insha Allah ee fidno ka weyn ha dhigin . Magaaladu waa magaaladaadii dawladuna waa dadkaagii. Marka meeli gubato aduunka waxa laysku dayaa in aanu fidin. Had iyo jeer biyaha lagu shubaayo ayaa khaasaaro badan keena. Allah halaga cabsado

fahiimae
Автор

Illahay badal khayr qaba hasiiyo Cabdulaahi iyo Safiyotusmo😢😢 hadi iyaga Illahay badbaadiyey naftooda maal wey tabcan doonan

snw