Doni B | Ya isgaare | music video

preview_player
Показать описание
Diritto
Six men dhulka dhigay adi ben umaley
Runta ina sheega uso baxay faan umaley
Qofkasto gar weyn qabo sheikh umaley
Baryahan waxa socdo run umaley
Kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley
Markey kutirahdo kaama marmo run umaley
Nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley
Halko doolar ado ka wato kun umaley
Sharma boy legend waye ben umaley

Ya isgaare wali ya isgaare sug
Ya isgaare wali ya isgaare x2
Ben miya run miya ben miya run miya
Ben miya run miya yaa oog that’s me

Anile oog
Ok ben miya run miya ben miya run miya ben miya run miya yaa oog idinkaa oog

Eba ila jiro shar ima taabate
Dada kulajiro wey kugu daadate
Marhoraan ku iri ha ila yaabine
Wa itaqana ani caan maraadiye x2

Hal mar marka sameno waku ceshanena
Heestan markey dhamato waku ceshanena
Hada hadaa kadhacdo wa kuceshaneena
Fab santana my brother wa xasuusanena
Xamar marka joogo waxa taaganahay

Ya isgaare wali ya isgaare sug
Ya isgaare wali ya isgaare x2
Been miya run miya been miya run miya
Been miya run miya yaa oog that’s me
Anile oog
Ok been miya run miya ben miya run miya ben miya run miya yaa oog idinkaa oog

Six men dhulka dhigay adi ben umaley
Runta ina sheega uso baxay faan umaley
Qofkasto gar weyn qabo sheikh umaley
Baryahan waxa socdo run umaley
Kan kudilo gadaal ka toogto walal umaley
Markey kutirahdo kaama marmo run umaley
Nasabkaagiyo mesha kaso jeedo laan umaley
Halko doolar ado ka wato ku umaley
Sharma boy legend waye ben umaley

Ya isgaare wali ya isgaare sug adiiiiiiiii
Ya isgaare wali ya isgaare x4

#Donib #Yaaisgare

music in this video

song: yaa isgaare

Artist: DoniB
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Oh my gosh!!! Doni come on please fankaa kuu baahan heestaana waa iga gadantahay 🔥❤🙏🏿

DayaxStudio
Автор

Wlhi laisma gaatrin Doni this is the one ☝️

whizbimusic
Автор

From Iran, the Somali language and its songs are very pleasant❤️🇸🇴

ZahraRaouf-oeos
Автор

Sharma boy legend waaye been maleh🐐🇸🇴 Doni poqortooyo 👑

bigfansharma
Автор

Doni B my brother 💯🇸🇴💯
Runta Inan shego ben maleh
Ya is garay wali ya is garay
Hit whi 🎻🎹🎻

xamaadaproductionstudio
Автор

Dirritto waaye kaabo waan ka maqnaa bro Old us Gold and legend is always legend can't wait to listen

qsjrten
Автор

My taxi driver put this song on in the car here in Sweden, and I really liked it. Didn’t know somali music was this good!!

mixtallrikk
Автор

Kan Ku Dilay Gadaal Ka toogtay Walaala Ma Leh Tasaa Been eheen Doni P 💯💯

jamaaljacelow
Автор

Wllhi heestaan wan ku cesh cesh ceshta inta ila jecel is moojia viva donibi wan ku salamay wllkay dooni b

FaisaOmar-ohwg
Автор

This song really deserves so much more recognition ♥️♥️♥️ he's such a great artist. I'm listening this from Mexico 🇲🇽 It makes me vibe different, fills me w/ joy and love💕✨💯

pamelaarandamx
Автор

Wlh waan ku ceshaday Marka ay dhamaatay heestu

SHUTTERCOMEDIAN
Автор

Dobi B Mzul sare Can't wait this song
Abaabala soo dadaji
Sharma legend waye

ArmanTobaz
Автор

This is a master piece. The next generation will feel exploded when listened to this great song. Until then, annaga ayaa ku noqnoqsaneyna oo dhageysaneyna ❤ Doni B legend waaye ❤ Isaga lee og ❤

harambaal
Автор

This man is pure talent he can compete one of biggest American rappers wow incredible Doni

Thirnkarbanda
Автор

Sharma boy Legend waaye '

Best recognized for the best 🔥

shaahidabdull
Автор

WOOW IT IS ANOTHER LEVEL SOMALI MUSIC TO THE WORLD KEEP IT UP BRO

SoyafilmsStudio
Автор

Doni b hees ma dhageesto tan waka jeesan waaye been u maleey🙏🏼🙏🏼🙏🏼🔥🔥🔥🔥🔥😍😍😍😍😍😍

najmajeylani
Автор

Doni yaa is garay 2024 hadaa aragto love ta hala agmarin wali yaa is garay😂👏

guluuz_songs
Автор

Hees walbo kula macan waxa kasii macan qur'anka kariim qowlka eebe🙏
Illahow heesaha naga madobe

saabirmaxamuud
Автор

Good job my brother long life everything 👑😚

ERAMUSICCOMPANY