dhaanto #somalitiktok #2022

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wll Alle kabaq oo xasuuso geerida iyo maalintii dambaysay waayo nina ma oga meesha laysu soo joogo. Wll kasaar sawiradaada social mediayaha waayo hadaad dhimatid adigoo xumaan kuugu jirto waxaa kuu aoconaya dambi ilaa qiyaamissaacah. Taana kuma farxad galindoonto Marka aay dunuubtaadii aduunka aay qabriga kaaga daba timaado الله يتوب علينا جميعاً أختي

Ot_Ot
Автор

Somalidu xaasidsanaa waar ha lugeynina gabadha ee runta u sheega oo Allahaaga ka baq ku dhaha waligiin baad gabdhaha lugeyn jirteene waa walaashiin iyo taad qabtaan iyo taad dhashay iyo hooyadaa oo kale gabdhaha xishooda ku dheh oo Cambaruudkan aad na tusayso qarso dheh.
Qarintuu sharaf ku leeyahay walaahi.

allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
Автор

Waa gabadhi darwiishada ahayd dhulbahante hablahodu qurux badana maansha Allah wllo

ilwaadsan
Автор

Maashaa allaah
I'll cawri allaha kaa hayo huuno

hayatmuze
Автор

M.a quruxbadanidaa 100 geel baan kaa bixin lahaa🔥

ayuubhassan
Автор

Shimbarta waan xiisay runtii muuqaladeedii

mohamedabdiali
Автор

Dhaantdan magaceed yaaqaaday dhaantadaan

abdibakimohamud
Автор

War tan meel kusheega aan guursadeee agaah way shidan tahaye

Abdikadir
Автор

Masha Allah she is best beatifull very much 😍😍😍😘😘

hibonuura
Автор

Maan sha allh dhantada adigaaba ka qurux badan

sharmakeshiine
Автор

Filsan cadey qurxdii hablaha ale hakudhoowro marwalba mcnto qli

hodanbaashe
Автор

Kalarkan beenta ah iyo labiskaan
Iyo dhaanto isma laha

sahracr