#EXCLUSIVE: DHAKHTAR SOOMAALI OO LAGU GAWRACAY PAKISTAN

preview_player
Показать описание
#exclusive Dhakhtar Soomaali oo la qashay oo maydkiisa laga helay Isbitaal ku yaal Pakistan. Booliiska oo su'aalo waydiinay nin Soomaali ah & laba dhakhtar oo Pakistan u dhahsay (Wareysi qoyska marxuumka)
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Allah yaraxma ilaahay naxariistiisa jano ha ka waraabiyo idinkana samir iyo imaan Ilaahay ha idinka siiyo aamiin

zaraosman
Автор

Rabiyoow unaxariiso. Daalimkii dileyna soo sahal.

Tasniim
Автор

Ilaahaay haunaxariisto samir iyo iimaaan ilaahaay hainaga siiyo inaalilaahi wa inaalilaahi raajicuun

abdulkadirmusa
Автор

ninka dhakhtarka ah wuxuu noqonayaa qofkii labaad ee aqoon yaana sidan oo kale loogu dilo dalkaa pakisten allaah u naxaristo, waxaan isleehay dilkaa waa dil qorshaysan

awmuseaw
Автор

Allah ha u naxaristo wallal Abdirahman

mulkinuure
Автор

Halkaan halagu sooxirmo bulshooy waxd ka helaysan siyasada sportska dhacdoyinka arimaha bulshada iyo arimaha caalamka ka dhaca mowliid 1 malyan ban kuu rajaynayaa insha allh...

cumarshuuriye
Автор

Inalillah wa inalillah rajucun ilahay ha u naxaristo aamin yaa allah
Waa arin naxdina leh alle swt ha kashifo wixii dr abdirahman dilay aamin😭

aswanahmed
Автор

So sad to gear such horrible news and lost an educated Dr may Allah grant him jannah.

We need immediate and deep investigation i hope justice will be prevailed😢😢😢

alibulle
Автор

Allah u naxariisto janadii Fardowso insha allah

ayanmohamed
Автор

Subxanalah o maxa dhacay o sabab ah bey dhaheen

fartuunahmed
Автор

So very sad Ilahay ha u
Naxariiste dr.C/raxman

saidohassan
Автор

Somaligu maanta meel kastuu dunida guudkeeda ka hoogo dhiigiisu naf ma leh waayo isku duubni la'aantooda iyo dawlad xumo isu biirsatay!!!😢

kadroable
Автор

Wllky abdirahmn allha unaxristo wiil wadaada buu ahaaa rabi haso qabto cidii dishey

khadijaahmed
Автор

Inaalilaahi wainaaileyhi Raajacuun Alle how naxariisto Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

samiiraxiirey
Автор

Wodka is dilay iyo kan la dilay Waa la kalayaqaan horumar baa la gaaray

maryami
Автор

Somaliyey wadankeena wax noo dhamo maleh yurub iyo usa yaaba dhanti asia inkastoo qofkasto waqti leyahay aad baan uga naxay qof wax bartay oo hadana wadan kale lagu dilo naxariis jano inshalaah

ismhan
Автор

Ilaahay dawlad wanaagsan oo dad iyo dalba wax u qabato hana siiyo aamiin maamul xuma burbur in ka badan 30 sano ila iminka lama hayo raggii wax u qaban
lahaa dad iyo dalkeena.

zaraosman
Автор

Amadhinta WAAILAAH ilAAhasooifiyo gacankaxaqdaranayd Samir iimaanAlaahhadinkasiiyo Amiin yaarabi

hodanmohamed
Автор

Waxa surtaa gaal ardeyda oo laa degaana iney dileen sabaabo hadu aha niin active ku ah waxbarashaada

Inta badan ardey kale anan active ahayn oo ku hoos nool caawimad imataxanka iyo assignmentga oo diiday iney caadawadaas sameeyeeen

baaqshacab
Автор

Coyaarihiii ma iska dhaafty zxb Mowliid

hanad