ABWAN HANAD(TIKTOKER) HANAD QASQAS LAGUGU WACA MA IS CADEYSA

preview_player
Показать описание
RidhwanIssack #Subscribe
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heesuhu 1Million bay Gaadheen Maxay tahay Salliga Nebigeenii Aan u Gaadhsiin weynay S.C.W
😭😭🙏

Nimcaanaxmtth
Автор

Allow asad laxaadkiisa udhameystir yarabi 😢😢😢😢

deeqocraxmandagan
Автор

Ridwan dhaqankn iskabadal maficno ninkan si ragnimo ah ayu kaga jawabaya hadalada qaar kafiirso 👏🏽

RuweydaCumar-kp
Автор

Kibir buu bartayeeey walee nin ragaa helay Ridwaan hore u soco

umalitamukhtar
Автор

Hanad is a true legendary man with calm and reasoning answers to forehead questions despite Ridwan's clueless attack.

abdirahiimmohamed
Автор

Sidii dumar maseersan ba cunuga u wareysatay Adeer Respect garee dhalinyarta adaa marti lagu yahay Reer baadiya thay wlhi interview sida dadka loga qado ma taqaanid

abdiqaadir-tl
Автор

Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw

duniyafamil
Автор

Ridhwan wllo saaan ma fcno 😢wiilkan wa maskin wlhi calosha iga huriyay su alaha qar wa laga gabsadaa markasta respect muhiim waa

BellaAbdulleahmed
Автор

I just love ridwaaaannn😂 Somali people don't know how broadcast should be done 😂
This is how exactly how it is done kibir badan dan asaga mel nosara😂😂🥰🥰

maryammohamed
Автор

Dadkaan respect ku waashay ninkan waxa la weydiinaya waxad ku xamatiin marka asagana wuu cadeeyay wax walba somaliyey xantiina in dadka laweydiiyo marabtiin waadna ku xamaneysin Ridwaan best podcast waaye

vansahal
Автор

Caawa waa JImcee aan KUSALINO xabibkeena muxamed صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤

IbraahinMaxamed-iqhg
Автор

podcast faqiired kaa tahay was wax bilaa respect ah baa tahay

somalispotify
Автор

Ridwaankii miyuu wareeray sidan interview maaha dhaqanka waxka badal Subxaanallah

YasminM-sg
Автор

Ninkan wareysigiisa waad ku ceebowday Ridwanow wlhi si aqyaarnimo iyo reer magaalnimo ayu kuila hadlayaa adigana weerar aan dhamaad laheen ayaad ku bilowday Shmae on you

ahmednoor
Автор

Ridwan waad kusaxsanthy wll wuu kuqaldanyahy wiilkan inuu dhaho dawladba iixidhatay oo mid kala iso daysay wxn fariin halkan uga diraya wiilka wiilyaw intaad dhawdahay wiil yar oo dhalinyara thay kabax umuuraha kale aad kudhex medhanayso mustaqlbalkaga umaa wanagsana

Wiilka ridwan waa wiil bulshaawi ah oo ummada somalida ixtiraam iyo qadarn uu haya future wanagsanna leh dadku sidaa ay uukala wanagsanyhiin ayay uukala huromaran hore usoco wll

DunyaMohamed-wngt
Автор

Ninka wiilka wuxuu u waraysanayaa sidii nin ka masayrsan war waxa. Doqon waaye wiilka waad wacayay marti buukuu yahay respect samee wax doqon ah baa thy inuu ku dharbaaxo baad caq uuleedahay waayo xuman baa kaa muuqata

AyaanAyaanxassan
Автор

Ridwan wabu kaso daraya wxey bila respect tiguh😢

NimcoCraxman-qzeu
Автор

Ridhwan Qofka marku Studio kula joogo magantadu kujera haa kufoganin Suualo wad warsan karta Balse shaqsiyadisa waxn haa kashegin ❤❤❤❤❤

sumeyahusseinibrahim
Автор

Asc asxbta an ku salino xabibkena Mohamed scw an ku xamdino allah SWT peace 🕊️✌️ and love Somali weyn no more qabyaalad somalinimo naga badan iyo muslinimo alhamdullilah for everything ❤

abdulahiroble
Автор

Qolbu ku xidhna suu iswalaya 😂 ridhwan cuqdad male tnx from landers ❤

inafarah
welcome to shbcf.ru