SALMA 2018 BOGII JACAYKA OFFICIAL 4K VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

preview_player
Показать описание
Copy Right Protected By Liibaan Jama 2018

XASUUSTII: MAMA KHADIJA FOODAY
CODKII: SALMA
MUSIC BY: ABDIWAHAB CANTAR NAAJI
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA

follow her FANPAGE on
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Style 100%
Codka100%
Midbka black m.a 100%
Dhesha 100%
Welcome fananada 🇸🇴✌

ahmedzaki
Автор

Clorkayga meeqa qof idhahde iska badal alx dadki igula talin jirane maanta anaa kaqurux bdn my chocolate clor masha allah abyo kalsoonida calorkaada kuqabtit waan rajeena inee nugu deestaan dad bdn

sadiyaabdukadir
Автор

The only Somali lady who stays in the western world and has automatically accepted her natural skin colour. You amazing. Keep it up

abdullahiabdi
Автор

M a sacadu waa 6:30 malin arbaca ah septemper 14 /9 /2022 goptu waa jabuti fadlan wll Hadaad iga danbayso like isaar

jimcaalexaaji
Автор

الكلمات 100 %
ألحان100 %
الموسيقي 100 %
الصوت100%
الرقص100%
استايل100%
اللون 💋ماشاءالله عليها
ابدعتيييي😍
استمري حياتو

MiimiAlbashiir
Автор

mnzhaLLh MiDabKaaga Hadaa Ku qanaCznthY Waa Alx
HorY U soco sis😍👍

asiamohamed
Автор

2021 hadii aad ila daawanyso mcne xbbti like hayla dhafin 😘

nimcoindho
Автор

Waa wax ladaawado wlh adeer wixii original colour wataan like iigu Qabta tol hadaad tihiin 😂😂😂😂

wizz
Автор

jecliyaa hablaha colorkoda haysta zida aniga oo kale😍😍😍

dheemanhusein
Автор

What a beauty 😍😍❤️🙏🏾 It’s so refreshing seeing her since all the other fanaaniin are usually light skinned. Dark skin gang ✌️

SunShine-eshu
Автор

Lyrics

Hurdo kama bogtoo
Barkin baan ku tiirshaa
Bogga iyo calooshee

Beerkaan u seexdaa
Bar-barrada ma qabanaye
Anigoo bur-burayoo
Dhinacyadu i barareen
Waagu ii baryee

Boogtii jaceylku
Wuxuu i baday
Ayaan iga ba'aynee

Intii aan bed-qabayee
Howshiisu igu badan
Haba baran lahaayaa
How bixin lahaayaa
Iminkoon besteey ahay
Baroor miyaa wax ii qaban?

Bogsan maayo oo
Bilic iyo nasiibkey
Midna u baxsan waayee

Cad-ceeddaa bidhaantaa
ila baafin weydee
Bil waliba bishii kale
Igu sii ballamisoo
Baddal iigu dhiibtee.

Berri iyo maanta
Baxnaanadeda
Nafta been u sheege

Intii aan bed-qabayee
Howshiisu igu badan
Haba baran lahaayaa
How bixin lahaayaa
Iminkoon besteey ahay
Baroor miyaa wax ii qaban?

Awlio
Автор

She’s beautiful voice and beautiful skin💕💕💕🙌🙌

simanayanlebeauty
Автор

Hablaha heesaha qada wxn leeyahay inantan ku dayda midabkii ku dhalatay ayay ku fantay mudo fanka indhaha kala socday wlhy wxn arki wyy qof sida inantan ugu fanaysa midabkeeda iyadoo Nala joogta qurbaha
Sidaa ku soco wllo meeel dheer waadka gaadhi doontaa inshalah
Wxn kugu sugaynaa casimada fransiska ee Paris adigoo nagu soo booqda hore usoco Tusale usoo kordhay hablaha somaliyed ee fanka ku jira ayaad tahay

halyaygadhashasomalilandsn
Автор

Wa qofti ugu horaysay oo mdabkeda ku kalson
Makeup lo mariyana mdabkeda u eg yhy

haniweye
Автор

Maasha allh Fananinta cusub Wax iqanciyay gabadhan ayan ka arkaa well-done 👏👏❤

Qanciye
Автор

I don’t understand why everyone is mentioning her skin color. If she was light skin no one would say anything so no need to talk about her skin color . She’s beautiful and have a nice voice. Just enjoy the song😊

canab
Автор

Maansha allh midabkda waadkufanty waliba adoo yurub jooga nolow fandeen
Initi aan badqabayee hoowshiisa igu badan waxbaa kadhacay

queenoflove
Автор

Wlhi qoftan rihana u eegtyy midabkeda ayayku qurxnthy malapo horay usoco

boqoradasomaliland
Автор

Mashallah, Allah...this girl is drop dead gorgeous, First Somali singer that looks good and can go mama.... beautiful mashallah 💕😘😘❣

ranirai
Автор

The most beautiful Somali musician I have ever seen her skin is natural everything is amazing about her caadi maha Viva naag madhow kuwaan kale waa water proof

abdullahiaynashhussein