DEG DEG Maxaa Kajira In Kooxdii Argagixisada Markale Gudaha Ugashay Deegaanka Somalida?

preview_player
Показать описание
This video is about DEG DEG Maxaa Kajira In Kooxdii Argagixisada Markale Gudaha Ugashay Deegaanka Somalida?
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Guleysta wlo gushina wa tayada from muqdisho ilahy idinma jabiyo cadowga somaliyed

alisaaram
Автор

🤲💞💞💞💞💞💞💞👫👬👭👭👬👫👬👭 Guulaysta Abidi alshaydaan ciribtira dibyaye u soonoqone

muktara.
Автор

walaahi jaamac waa geesi ay soomaalinimadu gondaha dhigtey guuleyso

XiddiggaXiddigga
Автор

Maashaa alaah 💞💯 Guulaysta Abidi 💞💯 Guulaysta

muktara.
Автор

Damjadid aya kadanbeysa awalba tani madhicin liibaaxda geesiyada liyuga gulaysta igu soo roor maha
Somaliya yanay nagu fakarin dawlad deganka Aga malays ku deeyaya

malyunabdile
Автор

Jaamacoow Al shabaab waa laga dambeeyaa inay galaan dawlad degaanka somalida waxaan hubaa 100% in Fahad Yasin iyo N IYO N inay ka dambeeyaan

abdiqanimohamoud
Автор

Maalin kaste waxaad ku heysaa waa lasoo afjaray, hadana weli dagaalka waa uu socdaa, beenta kama xishootid miyaa .

samowade
Автор

Waar ninka jaamac waa Somali asal ah, wuxu yidhi xadbeenaadka.

hodanworkshop
Автор

Wariyahii dowlada nort korea cmla u hadleeyaa beenta xooga walba naga yareey ciidankii newga wey ka soo baxeen dagaalka marka si aad dhageeysta yaasha xushmada kuu haya aadan ulumin kisto runa nooga dar wariye jaamac kim 🤣

nimconalka