WAA SIDEE MUQDISHADA CUSUB ? 😱 2025

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masha allllah muqdisho way jiidatay reer xamarka dad noool baleeg siday wadoooyinka u dhisteen cajiib form hargaysa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

JamiilaJiimi-xqpv
Автор

Allah ha barakeeyo caasimada ummuda somaliyeed from

AsiyaAbdi-so
Автор

Caasimadii walaaladay reer Somalia muqdisho cadey from hargeysa. ❤

CM-fgrt
Автор

Muqdisho Alloow nabada u siyaadi oo cadawga ka qabo from hargeeysa

hodanahmed
Автор

Muqdisho caday we love you from Hargeisa hadhwanaag

FatumaAmina-owkj
Автор

Maaweell ❤🎉 sxb kuso dhawow markale magaladadii Muqdisho 🇸🇴

Shardiid
Автор

Kusaliya nabimaxamed scw scw scw scw scw

MaxamedQawrax-gqxg
Автор

Muqdisho saan may uqurux badantay m.a salamn from HargYsa

MukhtaarNaasir-oegk
Автор

Mahadsanid maweel muqdisho biliceddad sida no tustay aad ban u jecalahy inan imado ilhy nabad waarta hano siyo casimadeena dalka somalia❤😊

ShuhrahH.A
Автор

Muuqaal dhan walba ka dhamaystiran 10/10 baan siiyay❤

Waxyaabaha sida gaarka ah ii qanciyay waxaa kamid ah in muuqaalku uusan ku koobnayn kaliya dagmooyin cayiman, 4:42 warta nabadda, yaaqshiid iyo huriwaa oo ah cirifka waqooyi ee xamar iyo hodan iyo waabari ayuu muuqaalku kulmiyay, taasoo ah mid iiga duwan muuqaaladii hore ee magaalada laga diyaariyay, THANKS MAAWEEL.

nour.husseini
Автор

Alxamdulilaah MaanshaAllah Alow noo barakee oo nooga xifdi shisheeye shishiiye kalkaal gaal u adeege iyo diinlaawe Amiin🤲🏻 anigu Jigjigaan ku dhashey Hargeysaan ku korey hadan waxaan ku noolahey Galbeedka aduunka waxaanan Aaminsahey soomaali weyn oo caasimadeena koowaad!❤

faizahussein
Автор

Allah barakeeyo. Cadowga Allah Ka qabto

karaayali
Автор

Maaweell sxb mar kale kuso dhawow casimada umada Somaliyed oo ah meel aad iyo aad lagaga jecelyahay❤🫡

mashalayepoi
Автор

Masha allaah kusoo dhawaaw magaladeydi moqdisho 27sano ma arkin isoo duceeya inaa sanadada soo socdo an tago

aminasaid
Автор

اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴

popular
Автор

Waad ku mahadsantihiin qof walba oo dalkeena na tusa meelaha quruxda badan waxan idinka codsanayna nooga soo duuuba meelaha qurxoon dalkeena

habibamursal
Автор

Somali people are our brothers, we love them very much, greetings from Türkiye Ottoman Empire 🎉🎉

SuPerisi-yp
Автор

Masha Allah i love muqdisho
Jigjiga ayan ka so salamaya sxp maawelow❤

ABDIMALIK.
Автор

Maqsha alaah ilaahay cadawga ha ka qabto muqdisho

faedsaed
Автор

ilahay amar kiis reer hargeysa waadad wngsn sida aad inoso boqaten😊

Fahmo-ut
join shbcf.ru