Nimcaan Hilaac { Nuurkii Soomaali wayn LIVE STAGE } 2024

preview_player
Показать описание
Heestii : Nuurkii Soomaali wayn
Erayadii: Abwaan Dhagojilic
Laxamki ; Cawaale aadan
Music : Cadceed
@Hillaacmusic #copyright #hillaac_music
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Soodhawaada Bulshada soomaaliyeed ee ku xidhan @Hillaac_Music Heestani wadaniga ah waxay Kaydka Hillaac music soogashay Sanadkii 2016 kii dhowrjeer ayay youtube soogashay iyadoo music kala duwan kuqaadayo markan waxaa tumaya musiga cadceed waxaan u qaadaya si live ah munaasibadii Raysal wasaaraha lagusoo dhawaynaayay #Mahadsanidiin

Hillaacmusic
Автор

23 minutes ayey taaala markaan dawwaday bal marka daawanaso like iisaar boqorka fanka nimcaan hilaac somali Wayne u heesaya❤😊

abdilahiabdisamed
Автор

Heesti ugu horeysay ayado daqiqado talo arko keep going nimcaan hilaac
Please like isar hada aragto qoqralkeyga❤🙏🇲🇵🇸🇴

deeqoibrahim
Автор

Nimcaan hilaac waa fanaan aad uqiima badn
In badan hadalkiisa iyo hesihiisaba waxbadan buu nugu sheegay

Fanaan qaran🇸🇴❤️🤞🙏🙏

xamiimofficial
Автор

Dalka oo nabad ah ban jeclahay
Dadkoo negi baa sugaa
Somalida noogtayo
Nidaam dhashay baan sugaa ❤🇸🇴
Allow mideey somaliweyn midnimo somalinimo aya na deeqda

SOMALIWEYN
Автор

Wlhi abwanada somaliyed wx kasto wey ogyihin illahey dalkena nabad ah natus ❤️💯🤲

mustafawialigass
Автор

Nin somaali nimadu ku weyntahay iga dheh walhi nimcaanow nolow sxb mcne ❤🎉😮😊

AbdiMukhtaar-jdmd
Автор

Fanaanka kaliya aan ku Faano hadan somali nahay 🇸🇴❤waana fanaan kaliya midnimo raadiya oo na baray somalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Hiil Qaran gootaan kuu bixiyey ma dhowayn 🇸🇴❤️❤Hilaac hiil qaran ❤shacabkii dhan garabkaaga taagan ❤Fankii wuxuu noqday maanta qof walbow qabiilkaa u hees lkn nimcaan soomaalinimo deeqda anaga isagaa noo Fanaan ah only ☑️🇸🇴❤️

NAJAXAhmed-no
Автор

quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤

Siciidbashaash
Автор

Fanaan somaliyeed, Nimcaan Hilaac, Guuleyso,somalidana Dalkooda alah ha jecleysiiyo, qabyaaladana haka madoobeeyo❤❤❤

ashuuabukar
Автор

Respect Man 🙏 Alfanaan Nimcan abdirahman Hasaan Hilaac Wn ka Hayaa Heestaa From Dhashii Ahmed Gurey Gobalkii Awdal Garabadii Ayan Sallamullah Ka Lenahay Taliye Sare

AkramAkramsaba
Автор

Nimcaan hillaac best singer Wadani dalkiisa jecel guuleyso 🔥🇸🇴✊

liilbaliil_official
Автор

Dalkoo nabadaan jeclahay dadkoo nagi baan sugaa somalida noogtayoo nidaam heshay ban rabaa in.alh mar un halgeed ayan wada harsan❤❤❤🇸🇴🎵🔥

QasimHassan-nkqd
Автор

Wiil qaran wax aan ku dhihi karo ma aqaan cimri dheer iyo caafimaaf adiga xaaskaaga caruurtaada aamiin yaarabi cokaaga wanaagsan wati badan nala joog insha alaha aamiin yaarabi

KeyfSimon-ljpt
Автор

boqorka codka 5 somaleyed hillaac ❤ nolow
My love legend of All time somalia
music 🎵

husseinmoyale
Автор

Dalkoo nadaaa jeclahay❤
Dadkoo nagi baa sugaa✋️
Soomalida noogtayoo
Nidaam heshay ban rabaa.🧠🫡✋️

Shuaip-Nour.
Автор

Nuurkii soomaali weyn nimcaan hilaac 🎉❤❤🇸🇴🇸🇴💪💪💪💯💯💥💥

saciidsamiir
Автор

Nin Weyn Oo Qaddiyad biyo dhigtay Horey Usoco legendary

mohameddaauudurus
Автор

wee wee alle yaacisak yaa nimcaan hilaac fanaan jira jiroo joog bro hore usoco

engayaanlexasan
Автор

nimcaan waa libaax geeska Afrika gu layso

HaliyaAbdelrahman
join shbcf.ru