Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 103

preview_player
Показать описание
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 103
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waxaan halkaan ka salaamayaa Jilaa CabdiShukri

Sxb Waan ku salaamay

Arabduur
Автор

Asc tiim qasaal hambalyo hambalyo hambalyo until qayr❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

YaxyeDuraan
Автор

Maamo fadumo reerkaan ha dumin cabdi shukri waa wiil fican alxm reerkaan.ha dumin❤❤❤

fatimaahmed
Автор

Waxaan u hambalyeenaa Umulkhayr fariid islaanta sodohda u ah waxay samaynayso ragaan ma arkaan faadumo lee arkaan Mac dheh😊😅

fadumoabdulkadir
Автор

Mnshallh umkhayr han balyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

RaaxoXirsi-rf
Автор

Msha Allah farxad umulkhayr hombalyo❤😂

MaxamedIbrahin-ig
Автор

Soduhu waa tii xishooto, subxaanka yaa rabi

Amina-mh
Автор

Waxan inaga lasocoda wa djibouti inasha alah gulaa gadha❤❤

hibonura
Автор

Ar fadumo wxb helay ma ciyanee mise wa i amane aa lag keenay😂

MuniishQaliif-sq
Автор

Hadayba xumaatay sheekadii Faadumo waba wareertay

nastexocalimaxamad
Автор

Mamadaan sodohda mey xishooto subxanallah😂

foziaali
Автор

Subxanala islandan way walandahay urka qari kulaha

YahyeIbrahim-hlhe
Автор

Agaa baa mxy ukala furaysaa eegayba siyaadeen mise wuxu riwaayad bay ahayd waan ilaaway

Amina-mh
Автор

Abdishukriyow fadlan daqiiqadaha so badiye wa codsi walaal

SIYAADHASSAN-eq
Автор

Waa
Qabtii u guhoraysay
Ee igaqoslisay😂😂😂😂😂😂

MaryanSiciid-ibyg
Автор

Islaan tan umal khayr hanooga dhigina

NimcoXasan-vp
Автор

Kkk shaaha anaakuushubi kulahaa cabdi shugri

SacdaCabdi-hz
Автор

waa idinku macaan tahay hooyadaa waxay samaynayso oo umulkhayr ku sameenayso maadan arag miyaa fariid dheh

FadumoAbdulkadirFarah-wo
Автор

Waxaan idinka codsanaynaa inaad daqiiqadaha filimka aad noo badisaan 40mint kadhigtaan

rashiidcabdiqeex
Автор

10:25 Ha u sheegin maxay Tahay
Soo hadhaw cunugaaga lawaydiin mayo Aabihiiiz ?

Horta hablaha waxaa kalayaabay wiil ama gabar iyo aabahiis ama aabaheed laga qarinaya,
Aanba warka kuusoo koobee

Uur jiif aabihis laga qarinayo waa khalad

Arabduur