BIG MOHA - I'M TEACHER - OFFICIAL MUSIC AMAPIANO 2023

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waa bilow fiican except the callings bbe bbe bbe sida ay u so noqnoqonayso kama heli n sida kale heesta waa top fire the should do of this ama piano songs let it keep on coming

HorisLim
Автор

Somalia🇸🇴 amapiano 🔥🔥 || Big Moh || Wax Cusub ayuu Soo kordhiyey Wiilkani Keep up Pruh🔥🔥🔥🥶🥶

Jabjacayl
Автор

This song hits different wow 👏🏽 from 🇳🇬

jeoasiis
Автор

Big moha big man maskaxdiisa kaweyn🔥🔥🦁🦁🦁🐐🐐🐐

nishbaby
Автор

Big moha wllkeyn waa kugu fana saa ku sugaa yey leee respect wllhi shamso waa arkay hada sharmuutada

ydoncvg
Автор

مين جاي من تيك توك فيديو ام الاسود يحط لايك 🎉🎉❤🌹🥰

SouSou-wvox
Автор

Heesta inta Aisha yariisey ku bartey waa idin salmey waxan idiin rajenyaa sanad wacan🎉2024

Mounnaadam
Автор

Somali amapiano 😂😂❤the remix we didn't know we need

usaamashaikh
Автор

Amapiano 😮 #bigmoha 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥📶

Riseandshinewithdija
Автор

Another level amapiano ciyalka xafada lee aqana big respect big moha

alisalah
Автор

Big moha zhp Wan ku wadana garobtii. Shamso yarisey eheyd Aya buranbur kla sow qady waxn ka rabna Hal Raab dhulka ulagoy. Zhp mcn waa Iga codsi 😢😢

gafaneisback
Автор

Waa kanaxay geela macluusha dishey ee meesha kamuuqdo😢😢

liibaanshabiye
Автор

Hees qaraami ah kala kacsan kusodar, fanka nagashaandheey afaraha lamanaha iyo kuwa qadka dhexe, team og yar iyo weyn wali wakusugayaan

OmarAli-pqzf
Автор

Big moha the Best raper of Somalia 🇸🇴 hogaan ayuu hayaa big moha ❤😂🙏

cabdiaziizboqortooyo
Автор

war dhuuso qaad hadarabto sikastaba waku wadana Taliyow ✊☺️

galadmuqtaar
Автор

Big moha - 2 pac
6ixteen - pop smoke
Lil baliil- snoop dog
Ro x - eminem
Gaaladii waa ka baraajeyney 😂

Xxxtentacion_
Автор

Waxaan ahay reer puntland waxaan hubaa rabarka ugu fiican inuu yahay big moha

saadaqmohamed
Автор

Real OG boqorka rapka Real gangster original Gangster

Aza_
Автор

Tan hees wa dhaaftey wlhi wa shidantahy 💥💪

kaafimnur
Автор

Big moha has tasted positive for making good music 🎼

mohamedmario