Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed { ﷺ } ❤️ Wllabdulahi
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed { ﷺ } ❤️
Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw CAANKA_OFFICIAL
Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw
Fadliga Jimcaha Awgii Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed ﷺSCW🕌📿🕋 Bishaaromahat
Fadliga Jimcaha Awgii Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed ﷺSCW🕌📿🕋
Walaal asad hagio ii waran walaal waa walaalka saaxibkaa maxamed yare oo kula degenaa marko cadey kana shaqeyn jiray isbitaalkaa marka kulana joogay marka aad dhaawaca noqonaysay walaal ala mahada iska leh uu cuu caafiyay inta dhimana allaha kuu dhamays tiro walaal qaali mohamedabdullahisheikh
Walaal asad hagio ii waran walaal waa walaalka saaxibkaa maxamed yare oo kula degenaa marko cadey kana shaqeyn jiray isbitaalkaa marka kulana joogay marka aad dhaawaca noqonaysay walaal ala mahada iska leh uu cuu caafiyay inta dhimana allaha kuu dhamays tiro walaal qaali
Please reer Somalia 🇸🇴 waan idin jecelnahay wlhy sharaf korkiina ha ahaato walalaheen reer Somalia 🇸🇴❤ from Somaliland 🇭🇺 khaalidcismaan
Please reer Somalia 🇸🇴 waan idin jecelnahay wlhy sharaf korkiina ha ahaato walalaheen reer Somalia 🇸🇴❤ from Somaliland 🇭🇺
Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿📿🤲🏻😭🙏🏻 XaawoMaclin-cnnn
Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿📿🤲🏻😭🙏🏻
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤ Fatumina
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Baden Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🥹 MARIANSAYID-tis
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Baden Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🥹
Dunidan maa soo maran ruux kasharaf badan kana ruun badan nabi muxamad scw❤❤❤❤ NALEEYCali-vety
Dunidan maa soo maran ruux kasharaf badan kana ruun badan nabi muxamad scw❤❤❤❤
Part 2 soo samay asad cayda iyo cumeer amira koko macalimo sundus arimahena please soo samay asad😢🙏 Amiisha-ho
Part 2 soo samay asad cayda iyo cumeer amira koko macalimo sundus arimahena please soo samay asad😢🙏
Ala wlaalayal waxn riyo laigu tusay Asad hagio oo wiljarka kakacay markaa alle haka kiciye ilaahy u barya dhamaan inta taagerta team 27 😢🤲😭 Zaaraomer-jr
Ala wlaalayal waxn riyo laigu tusay Asad hagio oo wiljarka kakacay markaa alle haka kiciye ilaahy u barya dhamaan inta taagerta team 27 😢🤲😭
The best person ever the most knowledge able and the most shine all Created prophet MUhammed ( SCW)🥰 MoZaahid-
The best person ever the most knowledge able and the most shine all Created prophet MUhammed ( SCW)🥰
Dunidan ma soo marin Ruux kasha Raf badan kana run badan Nabi muxamed Scw ❤❤😢 DeeqowAbuukar-ldpz
Dunidan ma soo marin Ruux kasha Raf badan kana run badan Nabi muxamed Scw ❤❤😢
Amiira iyo koko balanso iyo ceyda kuwasa kaa adag😂 Saaaboh
Amiira iyo koko balanso iyo ceyda kuwasa kaa adag😂
Part two abti please koko amiira sundus iyo cumyr ceyda❤❤❤❤ Raxmamaxamed-whwl
Part two abti please koko amiira sundus iyo cumyr ceyda❤❤❤❤
Kiki waala farxay wlahi waa gabar nasiib badan maa shaallah abdimalikyare
Kiki waala farxay wlahi waa gabar nasiib badan maa shaallah
waayadan ya arkay asad dad cusub uu nagu wareeriye xaraarad dhan malaha channel ka aaway amiira koko cumeer io cayda io adigo wada jira 😂😭 Hebrry
waayadan ya arkay asad dad cusub uu nagu wareeriye xaraarad dhan malaha channel ka aaway amiira koko cumeer io cayda io adigo wada jira 😂😭
Kusaliya xapipkeena محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤ abdicasiisyacquub-jceg
Kusaliya xapipkeena محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤
Ilaahay adi iyo waalidka janada haidin geeyo hadaad janalkeyga soobooqato Insha Allah Sahalcadr_isue
Ilaahay adi iyo waalidka janada haidin geeyo hadaad janalkeyga soobooqato Insha Allah
Waa jimce nabiga ha lagu soliyo..scw..🎉 ibrahimmusse
Waa jimce nabiga ha lagu soliyo..scw..🎉