Gulled Simba ft Asma Love | Xeerkii Gobta | (Music Video) 2018

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

My fans #SimbaArmy Dhamaantiinba meel walba joogtan aad ban idinkaga mahadcelinaya taageeradiina sido kale walaaladay suurta galiya wax walba oon jecelahay inan iidn so gudbiyo Brother Love Nabiil Haataf safwan jacayl badan ayan idin haya ii noolaada dhamaantiin ❤️

Gulledsimba
Автор

Thanks for watching! Subscribe for more videos!

HaatafAbdi
Автор

Farta taag hadad qur'aanka jeceshahay waa noo muhiim heerka uu ka daganyhy kitaabka like🖒🖒🖒🖒

allsomalivideos
Автор

Farta taag hadan quranka jeceshahay waa ii muhim doqaqa like 🖒🖒🖒🖒🖒🖒

allsomalivideos
Автор

Maanta like doon ahey igu qabta asxpta 🙄🙄🙄🙄🙄

prettydiamond
Автор

Codka 100/% Dance 100%
Stylka 100% Editer 100/%
Camera 100% Laxanka 100%
Bravo Gulled Simba ASMA LOVE & Haataf Studio

Macankish
Автор

I can’t believe am here before 1k and 1M viewers 👌🏻👌🏻
Who else in here watching the video and laying on bed at the same like me??😃

NoWay_
Автор

Heestan million viewers bay gaadhi inti igu raacsan like isaara
Nice song #guleed simba big fan broh

cabdicasiismaxamed
Автор

Saxipayalow mid Ethopian ah Ban like kula tartamayaye fadlan ii hiili

ismailabdighani
Автор

Wlalkey gulled and my sis asma love iyo walalkey haatuf and nabiil iyo waliba axmed cantar marka fanka loo soo jeed sado sidaas uunbay iska noqonaysa kkk

safwanhalac
Автор

Kula xoojiyoo ma xumaynaye adiguna xushmeeba xeerkii gobta ahaa ❤👍
Guleed iigeya hnoooy like ta iigu qabta la ihayaa 😂😂

arthurwyttenbach
Автор

Wale reerka mareexaan gacan utagay 👌madax wayne farmajo 😍guleed simba 😍dabcasar 😍2017 sadexdina idin shidan tahay 👌👌👌hhhh

caliajeeycaliajeey
Автор

I am from Canada i don't understand somalia song but i like❤❤

jackieislamic
Автор

#Guuleed_simba waxaad tahay fanaan fiican oo waliba waqtiga u hiiliyay maanta waxaad ka magac sareysa fanaaniin badan oo ka horeeyay Viva guled simba inta tagersan like haigu qabtaan

ciyaalwaaberitv
Автор

Walaalkeyga Guled simba Iyo Walasheyda Asmo Love
Hore Usocdo Wani Jeclahay

NUXURKA-MEDIA
Автор

Ruuxi u danbeeeyay aan ahye inta iga danbeysa xaasidnimo hala dhaaafo like no bakhaylnimo zxpta bal inta guuleed jecel indhaha adoo isku haya ku dhaaaf ilahy baan kugu dhaarshe 😂❤️❤️❤️❤️

ogsomaliqueen
Автор

I missed to be the first to watch this
Gulled zimba and azma love.. Well done hatuf

dejosephodyh
Автор

guleed boqorka sanadka inuu yahay yaa igu raacsan legend 2018

kinglove
Автор

Maashalah Haataf Abdi Halyeeyga Fanka Go Forwad Bro✔✔
Intii Guuled Simba Taagera Buuxan U Ah Halkaan Like Saara👍
Asmo Love 👌✔✔

shiikhulkulliofficialchane
Автор

Clipku cadimaha anaaba og meshay rer hargeisa isku heleen inay top tahay simba N asma❤️🙌🙏😍👏👏👏👏👏👏👏👏👏

madaammadaam
welcome to shbcf.ru