PART 6: XABSIGA AQOONTI KASOO BARTAY 1-KI SANO AAN XIRNA
Комментарии
This guy is a very good story teller Masha Allah! I was glued to the screen the whole time. Can’t wait for the next part
Fh-qpyb
Asc 15:19 Travel insurance provides financial protection if you face certain problems when you’re travelling or on holiday. It covers a range of possibilities, from lost luggage to the cost of medical care if you become ill or have an accident, mashallah I'm enjoying the story keep continue
Last_King
Travel insurance is medical insurance just incase you become sick you can go any hospital abroad and the bill will be sent to the company you bought the travel insurance from.
Planedude
I’m learning the capital cities names, borders and many cities, hotels, some of portuguese words like (alandara ) from this guy, and at the same time I’m watching a podcast 😅😅😅 wow, good storytelling.
mariamabdi
Inta ila jecla nabiga Aynu ku wada salino scw scw scw scw scw ❤❤
nuurcool
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😩
MARIANSAYID-tis
Walaalahey iiso duceya in ilhy faraj qeyr qaba oo dag dag ah ii furo ani iyo dhamanteen
SamiaabdiSaamiyacabdi
War Ninku Sheeko Wacanaa waanba ku Gam, ay saan u dhagaysanayay
abdilahiyusuf
Rundwan isaaq wan ku salamy zxb marka waxan kaga ma hadcilinayaa sida quruxda badan aad nolosocodseeso barnamijada ugu dambeeyay waxn ku leeyahay shaqda allaha ha ku fududeeyo zxb qalbi wangsan
diyeshkapoi-vwpu
Ayy ninkan isagba miisaanka culus ah I liked how to tell the story 🥰
Travel insurance is a type of insurance coverage designed to protect travelers against financial losses and unforeseen events that may occur before or during a trip. It typically provides coverage for trip cancellations, medical emergencies, lost luggage, and other unexpected expenses related to travel.
Burco.
Assalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuhu Ridwaan. Waa ku mahadsan tahay qisooyinka bulshadeena aad noosoo gudbiso. Fadlan, qisooyinka tahriibka soo badi.
Cabdixakiin adna aadaa ugu mahadsan tahay inaa qisadaada nala qaysato waayo dhalinta hada ku talo jirto ayay wacdyi galin iyo digniin u noqonaysaa.
"Hantiyay macaan waa midaan hooy lagaa oranee hooyo"
fouzifouzi
War ninkaa waa yarkii culusow codka la saari jiray iskudeys war waaa legend xariifkaaan
Abdulrahmakai
Maasha Allah yarkaan waa akhyaar, sheekadiisa malaga caajisaayo. He is good storyteller.
aniga
War ninkaa caadi ma ahayn ck ayaa na barey asagaaba miisanka culus ah 😂🤣🙆
sacdiyacismaanw.a
Walaalahey isoo duceey ninkaan safarka uu soo maray Hda aniga ayaa mari rabo oo biloow ii yahy usbuucan dhexdiisa safarkeyga bilabanayaa isoo duceeya wllkey iyo wlshey 😢😮❤😊😢
abdikarimaliabdullahi
Meesha wiilka laga soo raacay wa ninka Brazil ee sheegtay inuu reer Chicago yhy malinta inuu diido bay ahayd is dhiibida Brazil because waxay u diiwaan geliyen inu Kenyati yhy wana halka laga raacay
mohamedceero
One of the best stories, to know languages is important
alhajiweli
Walalo inshallah Alleh ba kaga jari dhibta u ku geestay wxa laga yaaba in anu khayar ku lahayan maraykan qisadadu way I taabatay wllo iska samir inshallah nolosha farxadeedad heli 🤲