WARKA DUHUR EE KNN 14 01 2022

preview_player
Показать описание
WARKA DUHUR EE KNN 14 01 2022
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Jimco wanaagsan walaalka Ayaan ahay fursad isii isoobooqo Juhdi iyo waqti ayaan soo GALIYAY si AAN caawimaad kaga helo🙏😢🇸🇴 Mahadsanid

qadarc
Автор

Maaha dhallinyarada somaliland. Waa kuwa lagu shaqaysto oo u shaqeeya 30 jirka iyo xulafadiisa

hanahibo
Автор

Soomaaliyey i soo booqda si aan u ilaalsano familadeena hadaad i aragto muhiim ayaa ii tahy adiga waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ubadan hadaad qiso ii heyso ila soo xiriir

umusuunaa
Автор

Banaanbaxa dhalnyarada ka soo jeeda soomaali landa yaan laga aqbalin waa med qalalaaso wata

masuusow
Автор

Arinta lacagta laga qaadaya musharaxninta u tartamayay guddomiya iyo guddomiya ku xigeenku
Waa arinta Ceeb ah iyo waa waxa ay Soomaaliya ka kori la'dahay shiki kuma jiro in qof lacag lagu doortaa uu isna raadin doona sidii lacagti ka baxday uu Dib ugu soo ceshen laha

slmansaylici
Автор

Mahdi guule waa xaqiiq in uu kuraasta beelaha waqooyi qaarna horay ugu boobay ex mdxw farmaajo
Haddana uu doonayo in uu kuraasta beelaha waqooyi in uu doonayo inuu boobo
Arinta haddii raysal wasaare Md Rooble uu wax ka qaban waayo Dhib ay keeni doonta waa sobobta aay uga qaylinayaan beelaha waqooyi waa ninki ugu horeeyay ee kursiga aanu lahayn boobay
Haddii boobki hore wax laga qaban waayay u malayn maayo in boobka xiga wax laga qaban doono

slmansaylici