SiDE AYA ILMAHA UURKA KUJIRA LOO DHAAQDHAQAAJIYA HADDII?

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ii so duceeya in illaahay fosha ii fududeeyo
Cunug cafimaad Qabana isiiyo

RoodoMacalin-jt
Автор

I soo duceya inuu illahay foosha ii fududeyo ilmo cafimad qaba Allah dhabta ii sooro

UmuNadiakemal
Автор

Aniga ilahey amarkis hadan wayo dhaq dhaqagod waye mobel quran ka shida calosha sara wey dhaqaqa markas

shukrisharaf
Автор

Iisoo duceeya in foosha alle iifududeeyo ilma caafimaad qaba igu arsaaq

UmaymaCali-vk
Автор

Ani bisha 7aad ayaa galaaya dhaqdhaqaq madaremo asbuucan dhan

Haboonmohsmedismail
Автор

Xage laga Dareemaya dhaqaaqa wll 🥺bishi 5nad ayan galay

nimcomaxamadismaciil
Автор

Asc Bayo waxan rawa ina kuwadayo Abayo waxan layahay uur 4-bilod ah wana iga inacday dhig

FarhiyaHaaji-ooub
Автор

Aniga cloosha Baan gar garacaa Kadib wey nuxsanyaan Hadey hurdayaan xitaa waan kiciyaa

Annuumohamud
Автор

Sacaneyba jugta iga qasen said wlhi dhara mlin dhaqay 2mlina waye dhaqdhaqa wan wal waley cadi marki dambe hdan cabo iyi hdan cunaba iuo hdan jifto wa dhaqdhaqaqan marks telka dawanayo sido kle m.a

Bilannita
Автор

Abayo Allah ku barakeeyo
Mida 1aad aniga waxan ahay 4bilaad ayaa hada idhamaaneysa lkn waxan dareema uleeys badan aadi miyaa marka

fartuunismaciil
Автор

Aniga waxan ahy 22 week mana dareemin dhaqdhaqaaq mxaa zabab u ah waana ilmihii ugu horeeyay

izraclaahi
Автор

23weeks ahay waxba madaremo waana ilmahygi 1aad murug igu dileen inaa uurleyahy iskuma maleyo calool malihi melna ima xanunto 2malin qandho ihaysay mel kasocoto aan ogen

Qaali
Автор

Abayo waxaan ku weydiina 3bisha ayaan kaqabeestay cadada 19 ayan baaray uur lawo calaamat ayaa iiso baxday 28 ayaana suga dhiiga bahalka laku baaro been masheka isbuuc uur malaku dareema isoo jwb abyo

naimanaima
Автор

Mahadsanid ani 9 bil ahay wlh wan walwala marmar wa bila dhaqaq lkn wa runta marka wax cuno wa darema dhaqaq balse mar mar walwala asaga bis ma dhaqaqo dad i dhahaya luga dareema ani waxa darema dhaqaq bis wana ilmahi kawad cadi miya

idilsalaad