Musalsalka Waayo Aduun Part 10

preview_player
Показать описание
Musalsalka Waayo Aduun Part 10
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Filimka xalqad xalqad noga so deya waxan so yar yareysan naga dhafa inta igu raacsan Like👍🏻

SafiyoFarxan
Автор

Waxan aad jarjaraysaan naga daayo film caadi usoo daaya😢

jamiilaomerahmed
Автор

Ninka gabadha qaba wa la adoonsdy
Ilahay nacagi 😂😂😂😂

DayaxAbdulahi
Автор

Yaakhi sali caleek naga daaya sidan cadi nagu so daay😢😂😂

zumayahapdifatahdaaahir
Автор

Wxan aad jar jaraysan naga daaya part part noguso galiya

munafaaraxpile
Автор

I request which comes from all the subscribers, we need part 2 full once like you did part 1 in late, we are getting bored in this short parts....please reconsider our request

AbdikherDerrow
Автор

Wllyaloow musalsalkan xilimuu Soo galaa

samawadaxusen
Автор

War waxa caadi uso daaya de ama nagaba daaya😒

Xiis-
Автор

Waxan aad yaryaray naysaan nagadaaya sifiican usoodaayadeee😢

NemoNemo
Автор

Filimka nosoo dhamystira dee naba nacsidee😢

samiirocawil
Автор

Mida kale waamaxay filimkan 2 daqiiqo soconayaa

samawadaxusen
Автор

Waxan yar yar nga dhafa cdi uso galiya 😢

Ladia
Автор

Filim ka waba nanacsin rqbtaan😭caadi noguso daaya

falxadali
Автор

Waxa filimka hana ncsinine ngso daaya😅😅

amiiraizmail
Автор

Filim kaan yaa ila nacay daqiiqadi hiisa yar

Najmoyuusuf-jm
Автор

Wah waxa caadi Usoo dhamystira ama naga daaya kista yarta ah

CimraFaasil
Автор

Waar meeshu tiktok maahe flimka caadi uso daaya anba naga daaya

Team_-A
Автор

Filimka waa i nacsiisern idinma duceyn😂😂😂

XafsaMaxamuud-pddk
Автор

Maxay tahay noloshaan qabyadaaa war flimka nahda ha uga dheelina 😂

sagalolow