Warka Universal TV 05 12 2024

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Taliye Odowa waa in loo madax banaaneya Tayenta Hagista jiheynta In jiil cusub oo hufan uu Dhalinyarada Somaliyeyd qaramenta kuwa Dalka in Cadowga laga xoreyo Shabellada Dhexe/Hiiran GMudug in cidamada Darawishta Mamulada uu wacyigalin bulshada Siyasinta Kuwa xukumadda kuwa labada Golle Ganacsatada tusale Roobow iyo Gudomiye Adan Madoobe eey 500 oo dhalinyara ah kusoo biriyaan xorenta dalka Deganada Bakool Hiraan Jinka wabiga qorasiin Besha Muqdisho degan ee kasoo jeda 3da Mamul waa in eey lagu wacyigaliyo Dalka oo.laxoreyo muse Sudi General Goobe Godax Bare Sanboloshe Mahat salat Rooble CCshakur H.Cali kheire iyo.kuwa kale ee badan.

dahirsmohamed
Автор

Intaan qof oo meel xataa ay istaagaan aanu lahayn waa igu sawir. al miino maad meel waan sac ah dadka ku soo dhawaysaan maad samaysaan ileen hoos baad isugu jirtaan rag iyo dumarba. Dad badan baan jecleen isku dhawaanshahaan faraha badan. Geel jir dowlad ma noqoto

truecomment
Автор

waxaan weriye miyaa hada. markii ugu horeysay wax qabtaan oo Faramajo ku daydeen

abdiyusufabdirahman
Автор

Diinta oo loo noqdo waa xalka Somaliya eey kubad baadi karto.

dahirsmohamed
Автор

Dalka aad nimcadiisa aad dhuuqaysaan miyaa la joogi karaa😢😢😢

Jaabiri