UGBAAD ARAGSAN: AQOONSI SOMALILAND OFFICIAL MUSIC VEDIO 2022

preview_player
Показать описание
MUSIC ILYAAS IDIRIS
ERYADA DAAHA GAAS
LAXANKA SEER MAXAMUUD.

Copyright protected By TuneCore
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Guuul io gobonimo reer somaliland 💚❤🤍 from muqdhisho🇸🇴

mubarikozil
Автор

Boqorada codka ugbaad 🥰🙏👸
Iyo daaha gaaas aymahan way shidanyihin dhowr heesod buu u dhiibay

Queen of voice 😍 ya ila tagero

ismaaciilcaaqil
Автор

Wooow wax kale ugbaad aragsan guulayso walshy👸👑👑👑👑👑👈 somalilnad iyo gobonimo cadowgu cata hosta 💚🗯❤😭💪 from sanaag somalilnad Allow no dhawr 💚🗯❤🤞

farduuscawil
Автор

Wlhi waan ilmeeyay illahayoow nobarke dalkiyo dadkaba💚💭♥️ viva somaliland

ubahibraahim
Автор

Aqoonsi buux wad heli doonto somaliland insh alaah comin soon ♥
From Mogadishu deriska xalsha ✊🙏

ismaaciilcaaqil
Автор

Guusheena cadaw baa intaa ka ilmaynoo inaad tahay wax jira asaraaraye Calankaygow Ciiltirow Ja dhicin Marka ay arkaan Dadba iil kA Xigee Somaliland allow Kudaa💚⚪❤️🦁💪

Abdisomalilander
Автор

Aniga wan jaclahy Somaliland iney aqoonso hesho lkn somalia weynacebtahy waxan jaclan laha inaan noqono dat deris wadag ah from Somalia 🇸🇴

qadroyarisow
Автор

Somaalilaand guul weeye maasha allah ♥ 🙏 ❤ 💖 💕 💓 ♥ 🙏 ❤ 💖 💕 💓 ♥ 🙏 ❤ 💖 💕 💓 ♥ 🙏 ❤ 💖 💕 💓 ♥ 🙏

c.risaaqdhalmaayir
Автор

EVERY TIME WE SUPPORT SOMALI LAN
FROM🇸🇱❤

Seed-news
Автор

The one and only lagend Ugbaad Aragsan❤🥰

Somaliland i Love You💚❤🤍

From Galkaio Puntland💙🤍💚

abdirahman--ue
Автор

Calaanka wad qurxisay ugbaadey jacayk😍
Codka 100%
Eryaada 100%
Stelka 100%
Music 100%
Best voice an best design 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

hamdaali
Автор

Sakiin liqa wixii gushayada iilkaxigow 💃💃ciil tiroow hadhocin 👏🏻👏🏻👏🏻

faadumoelmi
Автор

Laxanka Heesta Sir mohamut
Nin intiisa ka weyn sido kLe
Abwan DaaHa Abdi Gaas 💚🤍♥️

Ibby_hashi
Автор

mansha alaah dalkaygii calankayga iyo inatayadii ugbaad aragsan allow idin wada daa guul iyo goponimo

salmaciisem.
Автор

if kii Aqoonsigu Ayaaheena ma u urursanaa Aragsaneey waaad sugtay🧠✍⚖⛹‍♀️🙏💚🔑🕋🕋🚶‍♀️S/la, and

fosiyamahmed
Автор

Somaliland allow dhoor 💟💟💟💟💟💚💚💚💚💚💚❣❣❣❣

cshakuurkhadar
Автор

Calankaygiyow oontirow ha dhicin 🥺🥰💪🏼🇮🇷 ugbaad aragsan illlhy hano la dayo👸❤

shaymaadam
Автор

Wa ka ifki aqoonzigih iGu Baxee axyah ugbaad viva jamuriyada barkaysan 💚🇮🇹

zuldanzakir
Автор

Ugbaad maxamed cabdi full respect mia
Sister saaalam reer somaliland 💯💢💫💥👌

hamsexadaari
Автор

Eesh cala hees Ugbad hurdan notification heestan uuga kacey. Somaliland ku daa Walashey qaali my #1 fav singer ♥ 2022 Guul iiyo Gobodnimo!

TaloFaraKaHad
visit shbcf.ru