FAD GALBEED - XAAMUD UBAX 2023 XASUUSTII _ CUMAR DHUULE

preview_player
Показать описание
HEESTII FAD GALBEED XASUUSTII (AHN ) CUMAR DHUULE
KALA SOCO QAACI QARAAMI OO COD HALAASIYA LAGU QAADAYO CHANALKA QAACI WITH HAAMUD UBAH

#qaaci
#qaraami
#heeso
#waaberi
#kaban
#music
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

War ninkani codkisu caadi mhd waa ku haystaa ani MashaAllah 😊

nadajama
Автор

Fanka dadka qaar way qasbaan dadna way la dhasheen oo dhuuxooga iyo dhiigiooda ayuu raacay Walalkey xaamud. Mucjisada jiilka

abdikarimfeytin
Автор

Xaamud ubax taageero buuxaan kuu ahay zhp heestii xasan aadan ee haradigeed ama axmed gacayte aan damaq jacayl ama heestiisa kalee aduun waa wareeroo war iyo sheekaa ka hadha sadexdaa heesood mid noo soo qaad zhp kamankaaga iyo codkaaga halaasiga ah ayaanu jecelnahay zhp intaasi waa codsi zhp 🙏

c.raxmaanmaxamed
Автор

Hayaay heesanta maanta ayaa la ii soo diray malaha 20 times already waan dhagaystay wow this guy is legend his voice is out of this world also he is good looking man wow well done bro 😂😍😍

rahmaeid
Автор

Rer ubaxe waa dad xalala oo nasabe rer baran ah boqortooyo somali rer sanaag iyo heylaan🌹🌹🌹

Cloudyivr_
Автор

Eesh calaa fanaan xaamud ubax barteedu dhigay❤️❤️🙏🏿

mohamedkayse
Автор

Alla yaa Cizak, ,
Masha Allah thank you heestan aniga codsaday
Al fanaan Xamuud ubax Marlabaad thanks, , Allah yaa cizak
Fanaan aad & aad u cod mcn ayaa tahay cod kaliya ma ahan also handsome 😍

sofiaosman
Автор

Heestan waxay ku wanagsan laheed in
3 Videos lagu duubo
Iyo Mr. Hamud Ubax
In uu codka kor uqaado, si ay heestu
Noqoto mid marwalbo aan dhicin Please Gaarsiya Music kadan in uu ugaraaco Digaale yare, sxp ku laabo
👍👑🌹

hajialiabdulahi
Автор

Way iska Tagtay Aniga Oo Wax Ku Samayin Nimco hestan Wxd Dawanaya Wakhti aan Ku jiro Qofka Aan Jecla Oo iga Tagay sabab La Aan Lakin Waan ilawaya insha Allah Wxn Sugayina Bishi Khyrka Badnayid Ee Ramadan Waa Malin Axada 4/3/2024 Sacadu Waa 1:57 duhurnimo Cadceeda Ayaan Aad u kulul Sxb Wxn Ilahay Kaga Baryaya sidan u jecelahay in Murug Allah iga Fogeeyo Adigana Ha Kaga Fogeeyo Allahamdulillah Bila Shaqo ma Ihi waan Wng Wxn Ku jira Ayaamo Aad U Wng Cafimad iyo Qunda Daruuriba Waan Hayista Lakiin Wxn Rabaa Nolol intan Ka Saryisa Adna ii ducee Ana Waan kuu Dacayjnaya Wll🙏🏽🙏🏽❤️❤️❤️🥰🥰 sanado Badan Ka Bacdi Hayinoo Ahato😢

ismaciilyare
Автор

Waaw waxkale
Xasuusti cumar dhuule cali 😮❤

osmanmohamed
Автор

Oof caleek heestaan Allah raxma cumar dhuulle

MamaSomali-gm
Автор

@Xaamud_Ubax, waa hoobal buuxa dhankasta oo fanka ah, wuxu ka soo jeedaa Gobolka Uduga iyo awoowayaasha ee @Sanaag.

ahmedkaaficare
Автор

Waaw masha allah 🎉 walaahi ani heesaha ma xoseeyo kuwo danbe lakiin waaaw masha allah yarkan ilaahay ha xafido ama saas baa loo heesa ama.waala.amusa oo laysma.ceebeeyo

AyaanJama-mm
Автор

Walalow waa Fiicanyahy Codkaaguye Echo iska dhaaf xitaa iska yaree

Abdifatah_Hussein_Garweyne_
Автор

Wiilkaa wiil u waayey legendkii reer Sanaag 🙏

Suldaan-Maakhiri
Автор

Codka 10 out of 10
Music 3 out of 10

sbrclan
Автор

❤❤❤❤❤ qaraamigu qalbiguu daweeyaa axyaa axyaa ❤❤❤❤❤❤❤

GaraadMustafXariir
Автор

Sow dumarba foodiyo far ma dheririd nagaha axsan cod xaamud ubax

mohamedhassanomarwaasuge
Автор

😮😮😮 ab iyo ab xaamud halkeeda halkeeda

mustafefarah
Автор

Xààmud waxaan daawadaa maalin walba he is a legend

MamaSomali-gm