HODAN ABDIRAHMAN FT CAAMIR ZAKI - AXDI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

preview_player
Показать описание
Hodan Abdirahman ft Caamir Zaki
Heesta Axdi
Erayada Abwaan Galayr
Laxanka Caamir Zaki
Music Mohamed Yare
Video & Editing Khadar Waqal
Soo Saristii Afro Waqal Furinle Pro
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wuxuu Ahaa naxariis badane
ilaahay caalamkan u soo Diray
Nebi muxammed scw💗Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲

Siciidbashaash
Автор

Haddii aad dareemayso cidlo, warwar, murugo iyo qalbi jab, Inshallah Allah hakaa dulqaado....to qofkasta oo fariintayda arkaya😊❤🔥

cabdiqaniboss
Автор

Dunida masoo marin QoF lamid Ha Nabi Mahamed SCW SCW SCW ❤💢💯💯

saidabdi
Автор

Qofka hal mar Nabiga ku saliya allah ba 10jeer ku salinayo aan ku salino nabiga SCW🤲

bobby
Автор

Qofkii ugu naxariista badnaa, ugu udgoonaa, ugu akhlaaqda fiicnaa rabbi inta uu abuuray waa Nabi Muhammad salalaahu calayhi wasallam scw inta igu raacsan like ta ha Ila dhaafin👍👍👍👍

xamdamaxamed
Автор

Hodan Abdirahman Boqorada Codka from Borama💙💙💙

molil
Автор

Hadii jiilkii hore ee waabari lahayeen boqorada codka oo ay ahayd khadra daahir AUH imika jiilkan danbe boqorada codku waa hodan abdirahman dheere awlaadul fanaan🥰❤

hamseroyal
Автор

Something about Hodan’s voice, always hits so hard 😘 MashaAllah

fardosaali
Автор

He has a beautiful voice and great And of course he is a young handsome man! 👍👏👏

faizam
Автор

Hodan abdirahan dheere hooblada geeska. Fanka ayey ku abtirsataa codka toolmaan maansha allaah

somalishorts
Автор

Awdal Iyo Sool Awaare Nagee Dumaasho noo Keen Darwiishtu Way. Wadataa 🏇🏻🏇🏻💯🔥

zeatziciitxiin
Автор

Waqal studio 🎙 2m coming soon..
Welcome back 🙏 ☺ boqorada codka legend hodan abdirahman dheere 🔥❣

ismaip
Автор

Hodan Abdirahman, you are a MASTERPIECE
Hodan Abdirahman, Waxaad tahay farshaxan-yaqaan (Somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️)
Hodan Abdirahman, Vous êtes un chef d'oeuvre (French)
Hodan Abdirahman, eres una obra maestra (Spanish)
Hodan Abdirahman, Sei un capolavoro (Italian)
Hodan Abdirahman, você é uma obra prima (Portuguese)
Hodan Abdirahman, أنت تحفة فنية (Arabic)

mursalali
Автор

Hodan Abdirahman another level of voice

hilaz
Автор

Am from Netherland 🇳🇱 and I don't understand somali language but love the sound of this musician 😎😎😎

enjoy
Автор

Hodan abdirahman has a beautiful voice machallah sister

selmabella
Автор

Akhas waxani hees maaha nio laxanka akhas music 🎶 madhax

sihaamsihaama
Автор

Yaa salaam, Codka+Erayada+Laxanka+Music💯

hamseshaacirent
Автор

Hodon Abdirahman N Caamir Zaki
Two Legends❤️

aragsanhassan
Автор

Hodan ApdirHmaan the Qeuen of voice Welcome back ♥️ 2m Coming soon waqal studio 👋

thekingmohmeth