Xasan Cabdi 2020 | Dhanto Hooyo | Barnaamijka ciida | jigjiga

preview_player
Показать описание
MAAME HD MEDIA PRODUCTION

Barnaamijka ciid
Waxaa idin soo diyaariyay
Maame HD Media Production

Dhanto Hooyo Macan
Codka iyo laxanka
Xasan cabdi
Erayada abwaan Cumar
Music Henok

Barnaamijka ciida
Waxaa Dhanka musiga
Gacanwayka ka gaystay
Mawliid xasan faarax
Henok atlabajow
Furunle
Bulshawi
Maxamed xaaji

Dhanka camerada
Cabdiraxman ka gabo
Amiin cabdifatax
Maxamed xasan faarax
Mudasir Farxan

Dhanka Waraysiga
Muxiyadin

Directing By
Maxamed xasan faarax
(Maame HD)

Special Thnks
Xulka Hormuud band dds

Decoration By
Iftin Dicor
Amiirka Geeska Dicor
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hoyo MCN ❤️ allow ino dhax hoyo laama heli karo runti, ,,Hoyo MCN dhib wey inalaso marke ee hoyo an jclano plz plz, anyway wilkani aniga leee uu baxan runti 💞 one love xno qali

ashaabdi
Автор

Hooyadii iga dhawrtay dhamaan hadimo dharkaan xidhanayay nadiif ka dhigtaay 😢😢

cigaalyare
Автор

Mash Allah hoyo mcn ale ha ika xafido 🥰❤❤

ikranmuhumed
Автор

Masha allah hooyo alow dowr aamin💘💘💘💝💝aamin alow u naxarimso aamin

how
Автор

Amaantaada dhaanto koobi maysee allow haku dhowro hooyo

NajmaMaxamedxaxazan-gtfb
Автор

Mnshaallh eesh cl dhaanto wxs dhaanto lg dhaha sadex mgc alle dhaantadani w dhaantdii qarniga i love ❤️ maama ❤️🌹❤️👑🐪💋❤️🐪🐎❤️🌹

hanadgarad
Автор

man sha allah wllokay xasan yare hooyo mcn iloveyou 💐💐💙💙💙💘

xalimoaxmed
Автор

Afkani aankudhato hoyadaan kadhaxlaay❤❤❤❤❤❤
Allow kuunaxariiso hoyo mcn😢😢

abwaandhiidhiye
Автор

Ilahay haku dhowro intaad dhiman oo dhiblaan dunidiyo dhulkaba joogee❤❤❤❤❤

abdallasaid
Автор

Ilhey hakudhowro intada dhimanoo dhib la an hurido iyo dhulkaba joogee😢😢😊

Cimraan-xk
Автор

Maamo mcn ilhow ha ilka qadin hooyo mcn ilhy hika daayo ❤❤🥰🥰🥰

nacimaahmed
Автор

Mashallh hoooyo mcn Allah ii kaa xifdiyo 👸✨✅

gabadhiqalpigalagajabiye
Автор

Hoo yo mcn ilahiyow cimri der kusi yarabi ❤❤❤❤❤❤

MohamedToobe-yh
Автор

Xasanvyarre dhantadan halkedu soo dhigay hooyo mcn

Hassanmukhtaar-pi
Автор

Mashallah Hoyoo MCN Amiin Amiiin Amiin Amiiin Amiin

ayanyussuf
Автор

Ayy best dhaanto

DaanBiga allh dhaav dhamantiyo
janada ku dhex war si dhaaxa aHey

MoM mcNey❤️🌍🤲👸😭

anzelqueen
Автор

M.a hooyo mcn alow no xafid adn io akhiro ❤❤❤❤

ibraahimMohamed-rxkw
Автор

Danbi Danbigaa allaah dhaaf dhamaantiyo janada ku dhexwaar si dhaaxa ahe

cigaalyare
Автор

Mnsha allh hooyooyinka dhamaantood allow dhawr

MunaCalidiriye
Автор

Markan raad dhaqaaqay quraankan dhigtiyo afkan aan ku dhaanto hooyadan ka dhaxlaay 😢😢😢

cigaalyare