BISHAAR DHAANTO | BEST DHAANTO | DHAQANKA HABLAHA CADAADO - MARWO DIIRRAN | (Official Music video)

preview_player
Показать описание
DOOGGA SOO BIXIYO DAYAX MIDABKII LEEY
DALKA IYO HADDAAN DIBADDBA MARO
DADKA REECADAADNA AAN WARSADAY
DUMAR KULA MIDAAN DUNI LAGU ARKAYN
--------------------
QURUXDA HABLAHA GALMUDUG
CADAADO – NEW DHAANTO
CODKA & LAXANKA: BISHAAR WADANI – WADDANI
EREYADA: ABWAAN DAACAD SALAAD
MUSIC: CABDI ABIIB
EDITED BY : MURAAD PRO
PRODUCED BY : ABDIASKARITUBE
---------------------------------------
It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Mashalllah reer Cadaado waxaad mudanthin tusaale iyo kudayasho I love reer xaji saleban ❤ 😍

wiilkaxaajiga
Автор

Axsan dhaanto wakaa haynaa bishaar wadani may home adaado carfoon

zakimahamuod
Автор

Reer awoowgey waa wataaa ree xaaaji dad wngsn baa tihiin ❤

Somali_in_south_africa
Автор

Cadado qurux dadkeygi best dhanto 💋💙💬💚🥰

sumayapea
Автор

Hambalyo Hambalyo Hambalyo galmudug guul Inshallah sanadguro
Wacaan galmudug 🤴❤
From gariss ❤

aniwaaye
Автор

Hambalyo cadaado 🥺💋 my dhiiga saleeban 🥺💋

ayaaniitabbe
Автор

M.a dhaanto cajaba looma kala harin ba la oran karaa banaadir baan guleeysta my tiim

abwaankaamiltube
Автор

Baxdo Bilan Dagmadeydii Jiroo Jira Galmudug

Mujaahid_Baxdo_Bilan
Автор

Galmudug 😍 Kal iyo laab baan idiin taageeraa from Dhuloz 🥰

apdullahicarab
Автор

❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Hablihii Quruxda Gaarinimada iyo Gobanimada Reer Cadaado

milgosare
Автор

Baxdo iyo cadaado boqorada ku nool bilic wacanaa

abdirisaq
Автор

Gdhaantada wax kale waaye, Viva galmudug 🤍💚💙

sugallyrics
Автор

Doc walbaba adaa dumar ugu sitee allah daaayeey adaan dadka kuu jeclahay waa erayo waa wayn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

abdirashidcolaadmohamett
Автор

Dadka reer cadaado aan warsaday dumar kula mid ah duni lagu arkeyn

abdirashidabdulahi
Автор

Axsan DHAANTO
BEST KEEP GOING
BASHIIR WADANI 🎵❤

GOLELYRICS
Автор

M. Alaah mahadsanidiin intii kuhowshay
Oo waqti ku bixisay waan kafuqay farom Cadaado ❤❤

abwaangunudpro
Автор

Galmudug dhulkayga dhiigaan u huri markasta 💘💘

nuurmaxamudcali
Автор

Bishaar Wadani nin kabtiisa lagashan karo maha walhi💯💯🙏

hargeleproduction
Автор

Wow From Cadaado Mahadsanid bashiirkeena

ayanabdi
Автор

Amni badantii cadaado carfoon my home 🏡 ♥️

abdinaafac