TAARIIKHDA QURUXDA BADAN EE SOOMAALIDA IYO SIDAAN AHAAN JIRNAY

preview_player
Показать описание
MAHAD CELIN GAAR AH CABDULAHI HANTI-WADAAG OO KA MID AH WARIYA YAASHII RADIO MUQDISHO IYO WALIBA MAAREEYIHII TIYAATARKA QARANKA SOMALIYEED
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Abdilaahi Hanti Wadaag aragiisa iyo Maqalkiisa maanta ayaa iigu horeysa. Sheekada ee qoray (( Ayaan Daran )) waxay ahayd 1980s kii . Sheekada ama qoraalkaas Waxaa lagu soo qori jiray Wargayskii (( Xidigta October)) ka dib buuga ayaa soo baxay

abdihassan
Автор

ILAAHAY ha u naxariisto oo janatul fardowsa ha geeyo, ..Aamiin.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴. (AABO SIYAD)

aliawad
Автор

Masha Allah barakumu Allah 🤲 jamiican. Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed dhamaantood iyo ummadda islaamka dhamaantood ❤❤❤🎉🎉🎉

aminaabshir
Автор

Maasha alaah abtigeey macaan cabdulaahi sheakh xuseen ilaahoow ii xifdi yaarabii cimir dheer iyo cibaado suuban ii sii 🤲🥰🥰🥰🥰

marwomandeq
Автор

Wabar n'avais qimaleh waradinayay inlagahadlo cabdi xafid ilahay hakuxafido❤❤❤❤❤❤❤

muhubamaxamud
Автор

Masha allaah waxan rajaynaynaa in abdilaahi Iyo inta warka haysa aqoonta u lahayd kacaankii buugag Ka qoraan
Dadka tariikhdooda waa halowday waa inay ogadan waxay ahaan jireen Iyo dowlad nimo waxay tahay
Wall abdixafid noso badi❤🙏

sareedo
Автор

Walahi quf wayeel oo hadalka dhib ku ah ayaan u malenaye masha allah adeer cimri dheer iyo cafimaad ku rajena

hooyomcn
Автор

Afweyne tariikh fool xun ayuu ka tegey adiguna wanaag ayaad u taqaan naar Allaha ha ku sii fogeyo Amin

dualeelmi
Автор

Ilahay ha u naxariisto Maxamed Siyaad Barre sharf iyo dowladnimo kama dambeeyn

wondroussoul
Автор

Waxad mooda inu tafsiirka quraanka bartay oo uu ku faanayo subxaana Allah weli beentii ayu aaminsanyey oo uu faafinaya😢😢

abdihashi
Автор

maasha alaah waan soo joogay waqtigaan cabdixaafid maxamuud jaamacoow dowlad nimo waan soo, aragnay hadana sidii waraabihii bey 8s cunaayaan aloow soomaali weyn u soo gurmo Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi

maryamabdallah
Автор

Waaw!! Waa barnaamijkii ugu qiimo badnaa ee dhegeysto10out of ten🎉🎉🎉🎉🎉🎉

amaalabdi
Автор

Jizaakumu Allah kheyr, xusuus wacan ayaad nagaliseen.

aminaabshir
Автор

Walaahi waa wax lagu farxo dalkeenu siduu ahaa iyo maanta siduu noqday, Legendary Hantiwadaag noolow 🫡

Adamhagler
Автор

Alaah AUN aamin abo jalle major general Mohamed Siad Barre halyay qaran oo geesi ah buu ahaa

kingMoha
Автор

Maasha alaah habbo anagaa ugu horeeyey caawa

maryamabdallah
Автор

Wasaqdii Dalka burburisey ha noo so qadan

dualeelmi
Автор

Cabdullaahi Sheikh Xusseen ayyaa la dhahaa Cabdullaahi Hantiwadaag.

ahmedabdiisse
Автор

Siyaad bare waa nin kii sharaftii iyo Gobanimadii somali 🇸🇴 burburiyey

ladanesalwe
Автор

Waxaas oo horumara waxaa burburiyay xaasidnimo, qabyaalad, eexqabiil iyo diinladirir, ayadii ayaana karsantay aaqirkii oo dalkaan halkaandhigtay.

CabdullaahiCilmi-kv