Farxiya Kabayare & Ismaaciil Aarka,Caaqil Yare iyo Fanaaniin Caan ah Showga Ciida Nairobi

preview_player
Показать описание
Showga Ismaaciil Aarka iyo Fanaaniinta Reer Nairobi,Wixii Faah Faahin Dheerad ah kala Xriiri Tell:+254704995164.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Aakhiroo xagee baad naga xigtaa walee tan lagu waari maayo god modaw iyo wixii aan ifka ku soo shaqaysanay ayuun baa inoo ifinayo kolay waxaan idiin xasuusinaya inaaan macsidaa inaan idinka digo alle kabaqa walalayaal waa bil ramadaane ka qanimaysta sidii uu nabi maxamed scw scw scw fanaan nimo wax darajo laga dhigto ama lagu faano maaha ee waa naar iyo holac aad qoorta isu sudheen ka toobad keena oo alle usoo noqda maan waxaa aad sheegaysaan inaad gaadhaysaan qofkiina ma hubo wr rag iyo dumarawba alle ka cabsada oo bishan haku khatimina macaasi allahu akbar

basho
Автор

Allow hayo mcn uku bisharey jannah firdows mammy I miss you 😘 ♥ ❤ 😉 👌 💖 hoyo mcn farhiya kabayare shukran qliii

aishacuud
Автор

"Ha sugin in qof kale ku gaarsiiyo guul nolosha waxa ay ku bareysaa cashar adag kaasi oo ah in aad naftaada ku tashato cidna aadan wax ka sugin allah aan ahayn".

-starsnews
Автор

Waa lasoomanyahay dambi iyo munkarna waa loo tabaabusheysan!!!! Inta aad nooshihiin aakhiradiina hagaajista

aanulaabanoshareecadaraxma
Автор

Waalidkiin wuu idinku khasaaray, Hadaad heeso u fadhidaan Bisha Ramadan. Allah Yahdiik

wiseman
Автор

iidle yre isagu showyda magalo miyaaaa korontow
Alaha caafio waxaan arkyey isagoo leh sonkor baa qabaa hala.izoo duceeyo👏👏

ahmedcabdiwahid
Автор

Waa wareeeey nin culus ayaa idiin immaday wlh ala nasiib badanaa reer nairobi armaa u guuraa meeshaas😎

bellakiin
Автор

Koronto wll qalbi wngsn Alla Haku dhowro🤲

Jowbaan
Автор

😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 bili aadam waa daciif bal eeg waxay sheegayaan intiina yaa huba inuu iiida gaadhi oo dhamaysan ramadaan war alle utoobad keena isma hubneee fanaan nimo wax darajo laga dhigto ama lagu faano maaha ee waa naar iyo holac aad qoorta isu sudheen ka toobad keena oo alle usoo noqda

basho
Автор

Waaw waxaan sugnaaba waa heesta gabadhaha gedo😍😍💔

shukrisharaf
Автор

Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 Ramadan mubaarka ❤️ allow amuurah noo sahal ❤️..

maandeeqcookingmuxadrahcha
Автор

Farhiya Kabayare salute. I will be there for the show I.A

abshirkamedia
Автор

Subxan Allah ramadhaankiii miyaaat hees kuso gaba gabeyseen

khadijakhalif
Автор

Inan imaadeyba iga hysaa from hargaisa

foziyailwad
Автор

Afkiiba lama furin waa maxey xumaanta aad dadka ugu yeereysaan

faraxabdiahmed
Автор

Farxiyo kabayre faanand wayn baaa joogtaaa meshaaas

ahmedcabdiwahid
Автор

Bashir jawi. Uunba. Tagera marka bashirow. Showga. Soo kala kici 🇨🇦 canada. Ayaa ka tageraye

mohamedmohaa
Автор

Wiilkena ismail aarka si wacan igu so dhaweya

saidamoallim
Автор

Inta ila jecel heesahoo dhan in bilaa music la dhigo like ta ha saraN🙏💯

maryanfarah
Автор

Waa bal ramadaan waliba 10kii danbe ee uu nabigu scw scw scw scw scw scw scw scw scw u go.i jiray cibaado iyo alle kacabsi ee uu raaxo iyo waxay naftu jeceshahayba uga dheeran jiray idinkuna halkaas baaad maraysaan wr alle utoobad keena oo allle ha baqa ima hubno

basho