Ninaan Wuxuu Qiyaasay Waxa 2024 Dhici Doono | Dagaal 3aad .!!

preview_player
Показать описание


#kanaalka_ogaansho
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
Like Saara 💜☝💫💕

DeeqMaalMedia
Автор

Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️

Haykal
Автор

The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad 🖤🖤🕋 “ﷺ”

Abdullahi
Автор

Ilaahayow islaamnimo misane khaatumo wanaagsan nagu dil💯

qumanqani
Автор

ربَّنا آتِنا في الدنيا حسنةً، وفي الآخِرةِ حسنةً، وقِنا عذابَ النارِ🌸
🍃🌻

khldkhld
Автор

Had iyo jeer way wanaagsan tahay in loo turjumo cod halkii erayo qoran laga ahaan lahaa appreciated 👏

HIGHLIGHTS.
Автор

Wixii dhici doono ilaahay ayaa og waa qof Iska hadlay 💯

mdm
Автор

اللهم أعز الإسلام والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات في كل مكان وفي كل زمان وفي كل وقت وفي كل حين وإلى الأبد اللهم أمين يا رب العالمين لاَ إله إلا أنتَ سبحانك إني كنتُ من الظالمين

Mohammad-mkor
Автор

Towfiiqda Allah na waafajiyo caalamka maanta waa sida dooni dhex hebaabeysa bad weyn mowjadahu kacsanyihin iyo dufaanno halis ah ee ruux walbow rabbigaa u laabo intey goori goor tahay

qadarmahamed
Автор

Mahadsanid ustaad Omar
Alle ha inaga bad baadiyo😥

NordinMohamed-my
Автор

Mahadsanid wllky cumar inshar waxbadan ayaan kaafaa iday runtii😍😍😍❤💪

ubahdhool
Автор

Maa sha Allah Ustaad cumar insgaar horay u soco♥️

maxamadali
Автор

Waxwalba siduu allaah ugu talagalay buu noqon kuna dambayn inshaa allaah

husseinhassen
Автор

Maxeey yihiin dadkaan Shayaadiinta ah ee NABIGA CSW LIKE ku raadinaayo? War allaah ka baqa oo Rasuulka ka xishooda.

mambuuqzoria
Автор

Ma aqaano wxn ku cabiro darenkeyga commentiga ma ahn inaan wx un iska soo qoro lkn wxn ii fiican oo afkeyga ku nabad ah ayaa ah inaa kuu duceeyo adiga amiin alle ha ku xafiso inshaar

sahankacaalamka
Автор

Somalida waxan usheegaya wiilkan runtii wuxuu soo gudbiya barnaamijyo hal door ah wuxuu uqaoma kumanan milyan lakin hada hala gaadhsiiyo milyanka saxiib hore usoco 🙏

qubca
Автор

Qofkan dadka umaahad Naqiin illahay uma mahadnaqo wll cumar Adba ugu mahadsanathy barnamijyada faidadaleh ee nosogudbiiso ano daremaya wakhtiga qaliga ee kubiixinayso gaar ahan sida codka nogu turjumayso qabki qoralka 🙏🙏🙏🙏🙏

xamsesamaale
Автор

Aan ku salino nabigeena muxamadu rasuululaahi ﷺ

axmedsiciid
Автор

Ilaahow kuwii kasheekeeya naga dhig anaga intii mislim ah amiin😢

mohamedhaji
Автор

Salam Alekum Omar brother thank you for the update you did for us as Somali people. Might Allah bless your knowledge brother salut 👋 from Djibouti 🇩🇯

awalehdouksieh