DOOQAADA MATAHAY GABADHAAN LABO GABAR LAKALA SAARI WAAYAY GAMEKII UGU ADKAA

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Ugbaad Ayaan Wataa 💯/💯
Sababtoo Ah Waa Gabar Dagan
Xishood badan oo Asturan oo
Dhoolacadeyn badan 😃 💯😃
Team Ugbaad 👍 💯

aarkamudugofficial
Автор

Amina ugbad ban doran laha waayo wa gabadh furfuran o open minded ah markasta faraxsan Masha allah

barwaqofarax-cexr
Автор

Saamiya BOPARADA ISTELKA ❤ WAA QURUX DUMAR TEAM SAAMIYA ISOO RAACA

UmmuMuhammadAmiin
Автор

Saamiya Gabadha ree boorama waa Quruxlay wllhi ❤

amiinzack
Автор

Gabdhaha caawa halkan haka ogaadaan asturnaanta inay qaali tahay any way way wada asturnaayeen balse hadana xijaabka ayaa Aad usii quruxbadan gabadkasto gawadha kale ay ka xijaabantahay way ka quruxbadan tahay wlahi runtii masha Allah 😊❤❤

abdallabro
Автор

Alla Ugbaad Gabadhas Dar alle ujeclahay Alle haku dhowro Abyo Wllhi Teamka dhan iyada iyo koko ugu jeclahay ❤❤❤😭👸🏻

samiira
Автор

Ugbad hadii la diidi lahaa waxay noqon xijaabka adigoo diidan tankale ugbad waxan kula talin lahaa ineysan xijabka tuurin aadbey ugu qurxantahay wlh

MohamedIbrahim-oloj
Автор

Ku salin nabigena the best person verer verer verer knowledgeable knowledgeable and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤❤

Duunioquruxchallenge
Автор

Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw ❤️❤️♥️♥️

NadiaNada-gnze
Автор

Ugbaad gabar kaqurxan oo ka asturan meesha majoogto ❤👸

Cadarmaxamed
Автор

Ugbaad ayaan dooranaa wye waa gabar marwalbo xijaaban beautifully ugbaad❤😊

Maryama.
Автор

Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

Ismacilxasan-fk
Автор

Wlha niyada ka Laha gabadha maryaha cadcad ha badiso mnshalla QuruxeY ❤

saamiyamuuse
Автор

Ugbaad ha joogtoh waa quruxley xishood badan dhaqan wacan ka mooqdo diinleh oo dhankasta ka dhamays ah oo Allah wanaag ka moojiyey oo ixtiraam ka mooqdo ugbaad I love you si walaltinomo ku dheehantay wllshy qaali gabadha klena kama yaraysato alle haydiin daayoh gabdhaha somaaliyed❤❤❤

khaalidclaahi
Автор

Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

FoosiyoXuseen-hmgy
Автор

Masha allah ma kala dhacan 2gabdhood, lakiin ani ahaantayda waxan 100%sinaya inanta ama gabadhaas xijaabka xidhan, 😮😊🎉👍

SacadMohamett
Автор

Gbdha xijabka wadato aya mudan ine guuleysato

mushaax
Автор

Samiya wax shidan tahy lakn way xishood badan tahy yacnii ma fur fur uno ❤❤lkn waa qurxlay😂

BilanBarwaaqo-kd
Автор

Away dadkii jeclaa nabi Muhammad Scw Scw I love it ❤❤❤❤❤❤❤

ApdiRaheem
Автор

The best person ever 💓the most knowledge ever ❤️ aan ku salino Nabigena MOHAMED Salalahu caleyhi Wasalam 🕋🥹🙏🏼

Majid_Hakim